Dhammaan reer Sh. Omer Goth meel kasta oo ay joogaanba waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Mohamed Abdi Barkhada iyo Amina Bashir Sh. Ibrahim Tubeec oo dhawaan ku aqal galay dalka Kanada. Waxanay aqalkooda Ilaahay uga baryayaan in uu noqdo kii lagu waaro ee badhaadhe iyo bash bash. Sidoo kale waxa bahda shabakadda awdalpress.com u diraysaa hambalyo kaa la mid ah arooska iyo aroosadda iyo walaadinka dhalay.
Awdalpress.com





