Dhammaanba dadka magacyadoodu hoos ku qoran yahay waxa ay xalkan hambalyo maqaam sare leh hawada u soo marinayaa Lamaanaha kale ah
Mudane: Cabdul Jabaar Ileeye Jimcaale Marwo : Shamis Cali Muxumed Madar
Oo shalay Axadii Taarikhduna tibaaxaysay, Shacbaan 24, 1435 : 22/6/2014, Meherkoodu/Arooskoodu ka dhacay magaalada madaxda gobolka Awdal, ee Boorama, madasha Rays Hotel.
Odhaahda hambalyada ay dirayaan ku salaysan tahay ducadii ahayd.
“ Barakallahu Lahu wa Baaraka Calayhaa wa Jamca Baynahumaa bi Khayr
Aamiin, Aamiin , Aamiin.
waxa diraya hambalyada :
- Aabo Cali muxumed madar
- Hooyo Caaisha sh. Cali Ayaanle
- Hooyo Nimco Sh. Cali Ayaanle
- Hooyo Sacaada Sh. Cali Ayaanle
- Hooyo Xaawa Sh. Cali Ayaanle
- Hooyo khadiija xasan
- Hooyo Maryam muxumed bile
- Xildhibaan Maxamad-yaasin Sh. Cali Ayaanle
- Xasan Sh. Cali Ayaanle
10. Cabdullahi Sh. Cali Ayaanle
11. Cabdulraxmaan Sh. Cali Ayaanle
12. Ubax Cali Muxumed
13. Maxamad Xaaji Nuur Muxumed
14. Khadra Cali Muxumed
15. Sahra Cali Muxumed
16. Xuseen Cali Muxumed
17. Axmed-nuur Cali Muxumed
18. Khadiija Cali Muxumed
19. Cabdi wahaab cali muxumed
20.Nimco Cali Muxumed
21. Fariixa Cali Muxumed
22.Maxamad Cali Muxumed
23.Asma Cali Muxumed
24.Cabdul Kariim Cali Muxumed
25.Ismaaciil Yaasiin Askar
26. Cabdulfataax Ismaaciil Yaasiin
27. Dr. Raxma Ismaaciil Yaasiin
28. Badri Ismaaciil Yasiin
29. Cabdulrasaaq Yaasiin Askar
30.Khaddar maxamad askar
31. Maxamad yaasiin askar
32.Cabdulraxmaan xuseen sh. Cali
33.Cabdi shakuur xuseen sh. Cali
34. Maxamad daahir cabdi nuur
35. Canab daahir cabdi
36. Zaynab daahir cabdi
37. Saynab ismaaciil yaasiin
38. Abuubakar daahir cabdi
39. Kaltuun daahir cabdi
40. Bahja yuusuf muxumed
41. Umal khayr yuusuf muxumed
42. Khadar yuusuf muxumed
43. Idil yuusuf muxumed
44.Xafsa yuusuf muxumed
45. Cabdulaahi cusmaan muxumed
46.Maxamuud cusmaan muxumed
Dhamaan dadkaas oo kala jooga Soomaaliya, USA, England, France, Belgium, Netherland, Malaysia; waxay u duceynayaan in uu Ilaahey ka yeelo qoys barako leh. Aamin
Wabillahi Tawfiiq Wal Hidaayah, Assalamu Calaykum.