Madaxweyne Sh. Shariif uma dhalan luqadda, waxna kuma uusan baran, waxbarashadiisa sare iyo kuwii dhexeba waxa uu ku qaatay carabi, sidaasi daraaddeed ayuu luqadda carabiga aad uu ugu hadlaa. Laakiin Englishka immiga ayuu bartaa.
↧
Madaxweynihii hore ee Somalia Sh. Sharif Sh. Ahmed oo markii ugu horreysey ku qudbadaynaya English
↧