Madaxweynihii hore ee Somalia Sh. Sharif Sh. Ahmed oo markii ugu horreysey ku...
Madaxweyne Sh. Shariif uma dhalan luqadda, waxna kuma uusan baran, waxbarashadiisa sare iyo kuwii dhexeba waxa uu ku qaatay carabi, sidaasi daraaddeed ayuu luqadda carabiga aad uu ugu hadlaa. Laakiin...
View ArticleSomaliland: Information Minister Criticizes UCID Leader over Meeting with...
Hargeisa May 13, 2013 (SDN) –Somaliland’s information minister Abib Diriye Nour has criticized the chairman of the opposition Justice & Welfare Party-UCID Eng. Faisal Ali Warabe over unprecedented...
View ArticleSomaliland oo shaacisay inay si KMG ah u Hakad u Gelisay Duullimaadyadii ay...
Awdalpress – Hargeysa – Xukuumadda Somaliland, ayaa si weyn uga soo horjeedsatay soo wareejinta cashuuraha hawadda sare ee Soomaaliya laga qaado ee loo soo gacangaliyey dawladda Soomaaliya. Wasiirka...
View ArticleIsmaamulka Jubbaland oo Somaliya lagaga dhawaaqay iyo dawladda kenya oo soo...
Arbaco, 15 May, 2013(HOL) :- Waxaa maanta xarunta Jaamacadda Kismaayo ka dhacday doorashada madaxweeynenimo ee maamul goboleedka Jubbaland, waxaana doorashadani ku tartamayay ku dhawaad ilaa 3...
View ArticleKoox Burcad ah oo weerartay xarun Dahabshiil ay ku leedahay Muqdisho oo la...
Awdalpress(Muqdisho) 15 May, 13–Ciidamada ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa ku guuleystay inay qabtaan koox burcad ah oo hubeysneyd oo weerartay xarun shirkadda xawaaladda Dahabshiil ay ku leedahay...
View ArticleGolaha Wasiirada Dalka Kiiniya oo la dhaariyay
Awdalpress(Nayrobi) 15 May 13–Qasriga Madaxtooyada dalka Kiiniya ayaa maanta lagu dhaariyay golaha wasiirada ee dhowaantan uu magacaabay madaxwenaha dalka Kiiniya Uhuru Kenyatta. Munaasabadda dhaarinta...
View ArticleDanbiile sannado ay raadiyeen Polic-ka dalka Ingiriisku oo gacanta lagu...
Awdalpress – London – Nin dhalinyaro ah oo warbaahinta dalka Ingiriiska iyo ciidamada Amaanka ee dalkaasi ku tilmaameen danbiilihii ugu waynaa, ee loogu raadinta badnaa dalka Britain ayaa booliska daba...
View ArticleXafiiska tababarka Ciidanka Soomaaliya ee Midawga Yurub oo u soo guuray Xamar...
Awdalpress(Muqdisho) 15 May, 13–Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo dhaweeyay go’aanka xafiiska tababarka ciidamada Soomaaliya ee midowga Yurub loogu wareejiyo magaalada Muqdisho,...
View ArticleBarre Hiiraale oo sheegtay Madaxweynaha Jubba-land ee sharciga ah iyo Wafdi...
Awdalpress(Kismaayo) 15 May, 13–Col. Barre Aaden Shirre (Barre Hiiraale), ayaa sheegay caawa in doorasho ka dhacday magaalada Kismaayo loogu doortey madaxweynaha maamulka Jubbaland ee afarta sano ee...
View ArticleGudoonka Baarlamaanka Soomaliya oo sheegay in la soo hor dhigay mooshin ka...
Awdalpress(Muqdisho) 15 May 13–Golaha shacabka amase Baarlaamnka Soomaaliya ayaa laga jeediyay inuu horyaalo mooshin ka dhan ah Xukuumada Soomaaliya, oo shalay si rasmi ah loogu soo gudbiyay Gudoonka...
View ArticleCabdi Qeybdiid oo ka soo horjeestay Maamulka Jubbaland.
Awdalpress – Muqdisho – Madaxweynaha maamulka Gal-mudug C/xasan Cawaale Qeybdiid ayaa kasoo horjeestay doorashooyinkii shalay ka dhacay magaalada Kismaayo ee lagu doortay Laba madaxweyne. Madaxweynaha...
View ArticleQaramada Midoobay Oo Somaliland Ku Soo Rogtay Cunaqabtayn Dadban Oo Dhinaca...
Go’aankii wasiirka duulista hawada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi uu qaatay dhawaan ee uu ku joojiyey duulimaadyadii haayaddaha qaramada midoobay ee Somaliland ayaa taasi waxay ka cadhaysiisay...
View ArticleGolaha Wasiirada Somaliya oo Maanta ansaxiyay Sharciyo adag. “Maxeey yihiin...
Awdalpress – Moqadisho – Warsaxaafadeed, Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana shirkan guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya oo qaabilay safiirka cusub ee Koonfur Kuuriya
Awdalpress(Muqdisho) 16 May 13–Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta waraaqihii aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay safiirka cusub ee dowladda Koonfur...
View ArticleRaysal/Wasaaraha dalka Turkiga oo booqasho ku tagay dalka Maraykanka iyo...
Awdalpress(Newyork) 16 May, 13–Raysalwasaaraha dalka Turkiga ayaa booqasho ku tagay dalka Maraykanka isagoo la kulmi doona Madaxweynaha Maraykanka oo ay ka wadahadlayaan arrimaha dalalka Carabta iyo...
View ArticleCiise Ismaaciil Axmed oo Aragti u gudbiyay masuuliyiin ka mid ah maamulka...
Ciise Ismaaciil Axmed oo Aragti u gudbiyay masuuliyiin ka mid ah maamulka Awdal iyo Borama. Aragtidani waa mid la xidhiidha Fikirka muwaadinka oo muuqaal ahaan shabakada uGu soo diray.
View ArticleBaarlamaanka ee Soomaaliya oo Ansixiyey miisaaniyadda iyo qodobo kale
Awdalpress(Muqdisho) 16 May, 13–Xildhibaanada golaha baarlamaanka federaalka ee Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen xarunta baarlamaanka waxa ay dood dheer kaddib ku ansixiyey ajandayaashii...
View ArticleHaweenay Shaqaale ka ah Hay’adda USAID oo laga afduubtay magaalada Garissa ee...
Awdalpress(Garissa) 16 May 13– Samafale u dhashay dalka Mareykan ka oo u shaqeynaayay hay’adda USAID ayaa laga afduubtay magaalada Garissa ee dalka Kiiniya. Ruuxa la afduubtay oo ah haweeney ayaa ka...
View ArticleXeer ilaaliyaha guud ee dalka Kiiniya oo sheegay in booqashadiisii Hague ee...
Awdalpress(Nayrobi) 16 May, 13–Xeer ilaaliyaha guud ee dalka Githu Muigai ayaa sharaxaad ka bixiyay sababta uu ugu safray magaalada Hague ee dalka Netherlands. Mr Muigai ayaa sheegay inuu u aaday...
View ArticleDuqayda iyo Waxgaradka beelaha Reer Nuur/Bari oo shaaciyay Shirweyne ay...
Duqayda iyo Waxgaradka beelaha Reer Nuur/Bari oo shaaciyay Shirweyne ay qabsanayaan bisha Juun, Halkan ka Daawo fariinta duqaydu u dirayso Bulshadooda.
View Article