Sh. Maxamuud Geelle: “Waxaan Rumeysanahay in Dunida Islaamku ay mid...
Sheekh Maxamuud Cabdilaahi Geelle oo dhawr bilood ka hor dhaliil usoo jeediyey laba wasiir oo xukuumadda Somaliland ka Tirsan darteed xukun loogu riday , ayaa sheegay in aanu illaa hadda garanayn...
View ArticleTalo Caafimaad: Maxaa Xoojin kara Awooda Galmada oo yaraata.
Xaaladaha caafimaad ee qofka bani’aadamka ahi ka cawdo ayey ka mid tahay Galmada oo uu tahli waayo ama uu isku dhalliilo. Dumarka iyo ragguna way ku kala geddisan yihiin. Labadana waxa daran ragga, oo...
View ArticleAhlu Sunna: Horjoogeyaal ayaan ka dilnay Shabaab
Awdalpress(Gedo) 17 May, 13–Maamulka Ahlu Sunna ee gobolka Gedo ayaa sheegay in dagaal shalay galinkii dambe ka dhacay agagaarka deegaanka Tuulo-Barwaaqo ee gobolka ay maleeshiyada al-Shabaab kaga...
View ArticleMasaajido ku yaal Pakistaan & Ciraaq oo la qarxiyey Salaadii Jimce
Awdalpress–17 May, 13–Waxaa maanta oo Jimce ah qaraxyo iyo weeraro bambaano ay ka dhaceen masaajido ku yaal wadamada Ciraaq iyo Pakistaan. Dalka Ciraaq waxaa ku dhintay ugu yaraan 26 qof kadib markii...
View ArticleSomali-land oo xidhay xuduudaheeda iyo Jawiga Boorama
Awdalpress(Burco) 17 May, 13–Maamulka Somali-land ayaa ku dhawaaqay in ay xireen gebi ahaan xuudadaha maamulkaas ee cirka, dhulka iyo badda. Wasiirka arimaha gudaha maamulka Somali Land, Maxamed...
View ArticleErayo uu qoray Wiilka loo heysto Qaraxyadii Boston oo Saxaafa Maraykanka...
Awdalpress(Boston) 17 may, 13–Qaar kamid ah Saxaafada dalka Maraykanka ayaa shaaciyey qoraal la sheegay inuu qoray Dzhokhar Tsarnaev oo kamid ah labadii wiil ee dowlada Maraykanka sheegtay inay...
View ArticleIran oo haweenka loo diiday inay Madaxweyne isu sharaxaan iyo Ban Ki Moon oo...
Awdalpress(Tehran) 17 may, 13–Golaha Korjoogayaasha (The Guardian Council) ee dalkaasi Iran ayaa diiday in ay aqbalaan musharaxiinta haweenka ah ee u taagan xilka Madaxweynaha dalkaasi Iran. Bisha soo...
View ArticleKenya oo doonaysa in la kordhiyo tirada AMISOM iyo Xaaladda Jubbooyinka oo...
Awdalpress- 17 May, 13–Dowlada dalka kenya ayaa doonaysa in la kordhiyo tirada ciidamada nababad ilaalinta Midowga afrika Amisom ee ka howlgala dalka soomaaliya. Madaxweyne ku xigeenka kenya Wilyam...
View ArticleDaawo: Hadhimo Sharafeed Culimaudiinka G/Awdal u fidiyeen Ugaas C/rashid...
Hadhimo Sharafeed Culimaudiinka G/Awdal u fidiyeen Ugaas C/rashid Ugaas Rooble.. iyo Weriye Labaqaydle oo daadihinaya warkaasi
View ArticleDaahir Aweys oo Dhaliilay Hogaamiyaha Ururka AlShabaab sheegayna in...
Awdalpress– 17 May, 13–Dahir Aweys oo ka mid ah Hogaamiyayaasha Al-Shabaab ayaa naqdiyay awaamiirta Hogaamiyaha Shabaab, isagoo ku tilmaamay nin keli talis ah oo maroorsaday awooda maamulka. Wareysi uu...
View ArticleBandow lagu soo rogay Degmada Jowhar ee Gobolka Shabeellada Dhexe
Awdalpress – Muqadisho – 19/05/13 – Degmada Jowhar ee gobolka Shabeellada dhexe ayaa lagu soo rogay bandow billaabanaya 5:00 gallabnimo kaa soo soconaya illaa aroorta hore ee maalinta xigta, waxaana...
View ArticleDagaal culus oo xalay ka dhacay deegaanka Hosingoow ee gobalka J/hoose (Faah...
Awdalpress – Kismaanyo – 19/05/13 – Dagaal culus ayaa xalay waxa uu ka dhacay deegaanka Hosingoow ee gobalka J/hoose kaa oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab. Dagaalkaasi...
View ArticleDowladda Soomaaliya oo Somaliland kala hadlaysa xayiraadda duullimaadyada QM
Awdalpress(Muqdisho0 19 May, 13–Dowladda federalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta sheegtay inay maamulka Somaliland kala hadlayso tallabadii ay ku mamnuucday duullimaadyadii Qaramada Midoobay ee...
View ArticleDaawo: Xasan Sh Maxamuud oo ka hadlaya Somaliland iyo Jubaland
Daawo: Xasan Sh Maxamuud oo ka hadlaya Somaliland iyo Jubaland…
View ArticleMaxkamada Gobolka Bari ee Puntland oo Xukunno ku riday 81 qof oo Iiraan u...
Awdalpress(Boosaaso) 19 May, 13–Maxkamada darajada kowaad ee Gobolka Bari ayaa xukuno kala duwan ku ridey 92 qof oo 81 ka mid ah ay u dhasheen Wadanka Iiraan kuwaas oo si sharcidaro ah uga...
View ArticleDowlada Australia oo ka qayb qaadan doonta horumarinta Soomaaliya
Awdalpress(Sydney) 19 May 13–Dowlada Australia ayaa shaacisay inay ka qeyb qaadaneyso hormarka iyo caawinta dalka iyo dadka Soomaaliyeed ee dagaalada iyo abaaraha Saameynta ku yeeshay. Dowlada...
View ArticleGudoonka cusub ee Xiriirka kubadda gacanta oo lagu doortey Muqdisho
Awdalpress(Muqdisho) 19 May, 13–Shirweynihii 6-aad ee xiriirka kubadda gacanta ayaa maanta lagu qabtey Hotelka Shamow ee magaalada Muqdisho,iyadoo ay kasoo qeybgaleen dhamaan kooxaha hoos taga...
View ArticleOgeysiin dhamaan umada Somaliyeed iyo Saxafada xorta ah Ismaamulka Gobalada...
Awdalpress(Kismayo) 20 May, 13–Aslaamu caleykum dhamaan umada somaliyeed iyo saxafada xorta ah, anagoo ka mid ah beel weynta Madaluug Khaasataan Madaluuga daga qeybaha koonfurta somalia waxaan...
View ArticleKaaf iyo kaladheeri: Dhalinyarada Reer Awdal, Oday-dhaqameedyada iyo Xuskii...
Waxa nasiibdarro ah in oday-dhaqameedyada reer Awdal, gaar ahaan kuwa Borama ka arrimayaa ay noqdeen qaar aan weligood dhinaca maskaxda wax hore-u-mar ah ka samaynayn haddii xataa cimirigooda loogu...
View ArticleSuldaan Saleebaan: Hadalka Xasan Ciise yidhi Geeliibaa Raamsiga daayay,...
Suldaan Saleebaan: Hadalka Xasan Ciise yidhi Geeliibaa Raamsiga daayay, Waxaad naga Cafisay soo daa maanta ! Daawo hadalka Suldaanka.
View Article