Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Dagaal culus oo xalay ka dhacay deegaanka Hosingoow ee gobalka J/hoose (Faah faahin)

$
0
0

breaking newsAwdalpress – Kismaanyo –  19/05/13 – Dagaal culus ayaa xalay waxa uu ka dhacay deegaanka Hosingoow ee gobalka J/hoose kaa oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab.
Dagaalkaasi ayaa qarxay ka dib markii ciidamada Al-shababa ay weerar ku qaadeen goob ay ku sugnaayeen ciidamada dowladda Soomaaliya.
Laba qof ayaa halkaasi ku dhimatay tiro kalena dhaawac ayaa kasoo gaaray, wuxuuna dagaalkaasio ahaa mid socday ku dhawaad 3-daqiiqo.
Xaaladda saaka wey degan tahay, waxaana saraakiisha dowladda ay sheegeen inay iyga iska caabiyeen ciidamada Al-shabaab, qasaarana ay soo garsiiyeen ciidankii duulaanka kusoo qaaday, laakiin Al-shabab ma aysan hadlin.

Blc


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles