Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ogeysiis ku socda shacabka ku abtirsada Somalida ee ku dhaqan dalka Ingiriiska.

Waxaan si xushmad leh dhammaan ummadda Soomaaliyeed ugu marti qaadeynaa inaad ka soo qayb gashaan kulan baroor diiq ah oo loo sameynayo Allaha u naxariistee Marxuum Dr Cumar Cisman Raabi, oo aahaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Afhayeenka AMISOM oo ka Warbixiyay Howlgallo Dad badan lagu soo qab-qabtay oo...

  Awdalpress -May 21, 2013  — Afhayeenka ciidamada AMISOM ee u dhashay dalka reer Djabouti, ayaa ka hadlay maanta howlgallo ay booliiska dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ka wadaan Muqdisho, kuwaasoo...

View Article


Warbixin xasaasi ah oo ku saabsan sida ay Britain ugu fekerayaan dalka...

Sumcadda siyaasadeed amma sooyaalka siyaasadeed ee dawladda boqortooyada Ingiriiska lagu yaqaannaa maaha mid isa suldaarta, meesha ay gacmaha la galaanna si dhayal ah faraha ugama qaadaan. Dalka...

View Article

Daawo: Filim qosol ah Koox sidata Meyd Been ah oo dadkii khalkhal gelisay...

Daawo: Filim qosol ah Koox sidata Meyd oo dadkii khalkhal gelisay daawo sida looga kala cararayo..

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hablaha Kuweyt oo ka codsaday dawladooda inay Rag guursada Dibada ka soo...

Awdalpress(Kuweyt) 22 May, 13–Haweenay lagu magacaabo Salwa Mudiiri oo ah siyaasiyad hore isugu sharaxday in ay ka mid noqoto Baarlamaanka dalka Kuweyt ayaa xukuumada iyo Baarlamanka dalkaas u soo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

M/weyne Siilaanyo oo la kulmay danjiraha Faransiiska ee Soomaaliya

Awdalpress(Hargaysa) 22 may, 13–Madaxweynaha maamulka Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta magaalada Hargaysa kulan kula qaatay danjiraha dalalka Soomaaliya iyo Kenya u qaabilsan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ethiopia oo beenisay inay ku lug-leedahay arrimaha Jubbooyinka

Awdalpress(Adisababa) 22 May 13–Dowladda Ethiopia ayaa iska fogaysay inay ku lug-leedahay qilaafka ka jira maamullada gobollada Jubbooyinka ee dhowaan looga dhawaaqay magaalada Kismaayo ee xarunta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Somaliland: Wasaarado Wada Jir u qabanaya Shir Ku saabsan Qorshe dhaqaale...

Awdalpress – Hargeysa – 22/05/13 – Xukuumada Somaliland ayaa daboolka ka qaaday in ay qabanayso shir balaadhan oo heer qaran, kaasi oo lagaga arrinsanayo shaqo abuurka gaar ahaana sidii dhalinyarada...

View Article


Nabaddoon reer Puntland ah oo yidhi, ‘ Hawiye Xishoodka ayay ka tageen,...

Awdalpress – Puntland – Nabadoon Abshir Dhagcas oo ka mid ah Odayaasha dhaqanka ee gobolka Bari ayaa maanta si weyn u dhaliilay Odayaasha Beelaha Hawiye. Nabadoon Abshir Dhagcas oo maanta khudbad ka...

View Article


Majare habaw siyaasadeed oo soo foodsaaray Somaliland

Somaliland waxaa mudooyinkan dambe soo foodsaaray majare habaw siyaasadeed, arintan ayaana imanaysa xili bulshadu ay ku jirto xaalado adag oo ay hadheeyeen duruufo dhaqaale,Sixir barar, shaqo la’aan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xukuumada Ra’iisul wasaare Saacid oo ka badbaaday mooshin lagu daba gedin...

Awdalpress – Muqdisho – Kulan ay shalay magaalada Muqdisho ku yeesheen xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa ku fashilmay mooshin lagu doonaayay in lagu rido xukuumada Saacid. Gudoomiyaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dilkii foosha xumaa ee ka dhacay London oo sababay in uu Ra’iilsal wasaare...

Awdalpress – London – Nin ayaa lagu dilay faas, laba kalena waxaa la dhaawacay xaafadda Woolwich ee Koofurta Barri ee London. Dowladda Britain ayaa ku sheegtay weerarkaas mid agagixiso.   Ra’iisal...

View Article

Daawo: Wasiirka Arimaha gudaha oo Boorama yimid iyo Duqay Gaashaanka ku...

Daawo: Wasiirka Arimaha gudaha oo Boorama yimid iyo Duqay Gaashaanka ku dhuftay in lagala hadlo Mag iyo Arimo kale/ Xaglo toosiyana la hadlay…

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo: Xanta Suuqa ku jirta ee la leeyahay waxaan sugaynaa Wasiirka Arimaha...

Daawo: Xanta Suuqa ku jirta ee la leeyahay waxaan sugaynaa Wasiirka Arimaha gudaha iyo magbaa la qaadanayaa waxba kama jiraan, Waxgaradka Xariirad..

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhacdadii lagu dilay askariga Ingiriiska ah ee ka dhacday magaalada London,...

Warkan nala daawo. Awdalpress.com

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Urur Goboleedka IGAD oo ku Taliyay in Dowladda Soomaaliya lagu Ixtiraamo...

Awdalpress – Muqdisho – Urur goboleedka IGAD ayaa warbixin ay soo saareen maanta waxay ku sheegeen in dowladda Somalia looga dambeeyo dhismaha maamul goboleedyada dalka iyo hirgelinta habka federaalka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan oo shirka Midawga Afrika kaga hadlay arrinta...

Awdalpress(Adisababa)Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamed oo ka qeyb-galay shir madaxeedka urur-goboleedka IGAD ee xalay ka dhacay magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia ayaa shirka ka sheegay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciraaq oo mashaariic Soomaaliya ka fulinaysa

Awdalpress(Baqdaad) 25 May, 13–Wasaarada dhismaha iyo deegaameenta xukuumada Iraq ayaa sheegtay in ay si toos ah u bilaabi doonto 3-mashruuc oo la xirira dhanka dhismaha oo ay ka sameeyneyso Somalia...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hogaamiyayaasha Midowga Afrika oo maanta cod u qaadaya codsi ah in Maxkamada...

Awdalpress(Adisababa) 25 May, 13–Hogaamiyayaasha Midowga Afrika ee ku sugan ADIS ABABA ayaa  cod u qaaday codsi ku aadan in kiisaska kiiniyaan ah ee yaala Maxkamada  ICC_da sidii dib logu so calin...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ururka Midowga Africa oo Xusaya 50 Guuradiisa

Awdalpress(Adisababa) 25 May, 13–Maanta waxey ku began tahay 50 guurada ururka Midnimada Africa ee  horey loo oran jiray OAU, ururkaasi oo ay ku bahoobeen ilaa iyo 54 dowladood ayaa la aas aasay bishii...

View Article
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live