Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Ogeysiis ku socda shacabka ku abtirsada Somalida ee ku dhaqan dalka Ingiriiska.

$
0
0

raabi (1)Waxaan si xushmad leh dhammaan ummadda Soomaaliyeed ugu marti qaadeynaa inaad ka soo qayb gashaan kulan baroor diiq ah oo loo sameynayo Allaha u naxariistee Marxuum Dr Cumar Cisman Raabi, oo aahaa aqoonyahan, qoraa, wax badanna ka qorey arrimaha Soomaalida iyo guud ahaan geeska Africa.

Marxuumka wuxuu ka mid ahaa dadka fara ku tiriska ah ee ku takhasusay ee fogaal arragga u ah arrimaha Soomaalida (Somali Expert and Analyst).

Hadaba goobta lagu qabanayo waa
Dormers Wells High School
Dormers Wells Lane
Southall
Middlesex
UB1 3HZ
Taariikh: 25 May 2013 (Sabti)
Saacad: 5:00pm ilaa iyo 9:00pm

Wixii faahfaahfin ah ama aad ku soo kordhin karto baroor diiqda Marxuum Dr Raabi la soo xiriir emailkan hoos ku qoran
H742@Hotmail.com / TEL.07908654308/07930111731


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles