Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Hogaamiyayaasha Midowga Afrika oo maanta cod u qaadaya codsi ah in Maxkamada ICC-da ay dib Kiiniya uga celiso kiisaska shaqsiyaadka kiiniyaanka ah

$
0
0

icca_logoAwdalpress(Adisababa) 25 May, 13–Hogaamiyayaasha Midowga Afrika ee ku sugan ADIS ABABA ayaa  cod u qaaday codsi ku aadan in kiisaska kiiniyaan ah ee yaala Maxkamada  ICC_da sidii dib logu so calin lahaa gudaha kenya .

Codsigan oo kenya Gudbisay ayaa xalay waxaa ansixiyay wasiiro arimo dibadeedyada midowga afrika, qorshan ayaa ah mid Maxkamada ICC-da loga dalbanayo in kiisaska ka dhan ah Madaxweyne UHURU iyo ku xigeenkiisa Wilm Ruto dib keyna logu celiyo laguna wareejiyo maxkamad Maxali ah.

Hogaamiyaasha Midowga afrika ayaa sheegay in ay dhaliilsanyihin hananka maxkamada oo ay sheegeen in ay uu yahay mid sida muuqata loo sameyyay oo kaliyay qaarada afrikada,iyadoo dambiyo lamid ah kuwa afrika ay ka dhacaan meelo ay kamid yihin maraykanka iyo Urub hadana aysan waxtalaabo ah kaqaadin sida ay hadalka u dhigeen.

Dhinaca kale waxaa markii ugu horayay si waji ka waji ah isku hor fariistay diblomaasi sare oo maraykanakan ah kaasi oo lagu magacaabo Jon kerry iyo Madaxweynaha dalkani kenya Kenya UHuru Kenyatta ,iyagoo ku kulmay ADis Ababa.

Horay ayaa isla dublumaasi kale oo ka tirsan dowlada maraykanka ku sheegya in hadii la doorto Uhuru kenyatta iyo Wilyam Ruto in ay tahay qacabad loga baahanyahay in kenyaan ah ay ka fiirsadaan.

Waxaa loo arkaa in  fursado ay ka jiraan dhinacyada macdan qodinta, baadhitaanka saliidda, bangiyada, biyaha, cunto helida, hoteelada iyo dhismaha guud gudaha soomaaliya.

Star


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles