Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Ogeysiin dhamaan umada Somaliyeed iyo Saxafada xorta ah Ismaamulka Gobalada Jubooyinka ( COAST LAND STATE ).

$
0
0

dhicisAwdalpress(Kismayo) 20 May, 13–Aslaamu caleykum dhamaan umada somaliyeed iyo saxafada xorta ah, anagoo ka mid ah beel weynta Madaluug Khaasataan Madaluuga daga qeybaha koonfurta somalia waxaan jecleysaney inaan umada somaliyeed meel kasta oo ey joogto usoo bandhigno goaanka aanu ka qaadaney degaanada aanu degno ee jubooyinka sida jubada hoose iyo jubada dhexe. markuunu mudo shireyney islana gorfeyney xaalada gobalada aanu degno, waxaanu goaansaney inaan udoorano Madaxweynaha gobadalada aanu degno Engineer Cabdiraxman Ugaas Xassan Ugaas dhicin oo ah aqoon yahan kasoojeeda goladaas, aanuna u aragney inuu yahey ninka ka bixin karaya dhibaatada heysata degaanadaas. ilaaheyna waxaan ugu baryeynaa inuu ku guuleysto xilkaas aanu u dooraney Engineer Cabdiraxman Ugaas xassan Ugaas dhicis, waxaana fileynaa inuu yahey nin ka soobaxaya xilkaas loo doortey aana ku qanacsanahey inuu si cadaalad ah umaamulayo dhamaan umada deeganadaas ku nool. magac ahaana waxaan u bixiney Gobalada Jubooyinka ( COAST LAND STATE ). Waxaan ugu baaqeynaa dhamaan mamul goboleed yada jiraa iney soo dhoweyaan maamulkan cusub ee COAST LAND STATE. Dowlada somaliya na waxaan ka rajeyneynaa wada shaqeyn wacaan, wadama dariskana ahna sidoo kale waa Kenya iyo Ethiopia iyo Jabuuti.

By: Abdi Mohamed Aydid.

Asalamu’alaykum to all the Somali people and to all the free media. We are speaking on behalf of the Madaluug clan, more specifically of those who inhabit the south of Somalia. We would like to inform you, as the people of Somalia, about the decision we made collectively, in the regions of the lower Juba land and middle Juba land. During discussions and meetings, regarding the situation concerning the regions that we live in, we came to a collective decision to vote as ‘The President of the Regions’ that we reside in, Mr Engineer Abdirahman Ugaas Hassan Ugaas  Dhicis, who is an educated man  and equally an inhabitant of the regions. Moreover, we believe he is the man that can save our nation in our regions, and help us rise from the precarious situation that we are in. Nevertheless, we pray to our Lord that he fulfils the responsibility we have chosen him for (Engineer Abdirahman Ugaas Hassan Ugaas Dhicis). We are convinced that he is a man who can succeed, thrive and work to the best of his ability in this role. We are convinced that he will bring justice for all people who live in these regions, regardless of their clan. Furthermore, as a name to unify the regions of the Juba lands (lower Juba land and middle Juba land) we have decided to name it: COAST LAND STATE. Therefore, we would now like to inform all the existing regions to welcome this new established region. We also look forward to neighboring countries like Ethiopia, Kenya, and Djibouti to welcome them, likewise.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles