$ 0 0 Awdalpress – London – Dood iyo gorfayn ku saabsan sidii ay Somaliland caalamka uga heli lahayd ictiraaf ayaa waxa dalka Finland ku yeeshay Prof. Ahmed Samatar, Guddoomiye Cirro, Guddoomiye Faysal iyo Faadumo Siciid oo ah xoghayaha UCID.