Hawlwadeennada shabakadda Awdalpress.com iyo dadweynaha faraha badan ee ku xidhan oo si qaar noola soo xidhiidhay ayaa hambalyo iyo bogaadin u diraya Meherka Mohamed Abdirashid Aw Ciise iyo Nafiisa Abdilqadir Jibril oo uu meherkoodu ka dhacay Borama.
Si gaar ah waxa iyaguna u soo hambalyeynaya asxaabtiisa gaarka ah, waxanay u soo qoreen;
WAXAN HALKAN HAMBALYO IYO BOGAADIN AAN LASOO KOOBI KARIN HAWADA UMARINAYNAA LAMAANAHA IS DOORTAY BOQORKA IYO BOQORADA OO KALA AH BOQOR MAHAMED ABDIRASHID AW CISE IYO BOQARADA NAFIISA ABDIQADIR JIBRIL OO MEHER DHACAY MAGALADA BORAMA GAAR AHAAN HUTEL RAYS WAXAN UGU DUCAYNANAA DUCADII RASUULKA SCW BARAKALAAHU LAKUM WABAARAKA CAYLAYKUM WAJAMACA BAYNAKUM FILKHAYR AYEEYO MAYARN AW MAGAN CALI AABO ABDI QADIR JIBRIL BUUX A AABO ABDIRASHID AW CISE IBRAHIN HOYO SHAMIS AW CISE IBRAHIM HOYO XAWA ABDILAHI YOUSUF ADEERO MAHAMOUD AW CISE IBRAHIM MAHAMED ABDI QADIR IBRAHIM IYO XAAASASKIIS A IYO CARUURTIISA FAYSA ABDIQADIR IBRAHIM IYO ODAYGEEDA IYO CARUURTEEDA HODAN ABDIQADIR IBRAHIM IYO ODAYGEEDA IYO CARUURTEEDA AYAAN ABDIQADIR JIBRIL IYO ODAYGEEDA IYO CARUURTEEDA IFRAH ABDIQADIR IYO ODAYGEEDA IYO CARUURDEEDA MAHAMED ABDIQAD!
IR JIBRIL XAMADA ABDIQADIR JIBRIL IYO ODAYGEEDA IYO CARUURTEEDA ASMA ABDIQADIR JIBRIL IBRAHIN ABDIRASHAID AW CISE CIISE ABDIRASHID AW CISE ABTIYO CUMAR CABDILAHI YOUSUF ABTIYO ABDI ABDILAHI YOUSUF HABO LUUL ABDILAHI YOUSUF MAHAMED MAHAMUUD AW CISE IBRAHIN MAHAMOUD AW CISE NICAAMA ABDIRASHID AW CISE YAXYE ABDIRASHID AW CISE ADEERO CAATEEYEE NOUR IBRAHIM ABDIWAHAB X NOUH XIBRAHIM HASHAN SULDAN NOUR AHMED JIBRIL ADEERO X NOUH X IBRAHIM THANI EEDO HODAN X CILMI ROBLE XABSA MAHAMED X IBRAHIM ENG MOWLID X NOUH X IBRAHIM MAHAMED X NOUH X IBRAHIN IYO XAASKIISA IYO CARUURTIISA
Waxanan leenahay noqda kuwii isku badhaadha, ee ubab khayr qaba kala hela. Aaammiin