Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

U.S. to appoint first envoy to Somalia in 20 years

  Tuesday.June 3, 2014 By LARA JAKES   President Barack Obama drops by a meeting with President Hassan Sheikh Mohamud of Somalia and DeputyNational                            Security Advisor Denis...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiir ka soo jeeda beelaha Gadabuursi oo ka mid ahaa dawladda Ahmed...

 Awdalpress – Hargeysa – Madaxweyne Siilanyo ayaa wareegto uu soo saaray goor dhaweyd xilkii wasiirnimo ka qaadey Wasiirka Wasaarada xidhiidhka Golayaasha,cilmi-baadhista iyo Teknoololjiyada Adan Axmed...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baasaboorka Somaliga oo ay dadka Khaliijka ku nooli dhib aad u weyn ku...

Awdalpress – Muqdisho – Dhib aad u weyn ayey dadka khaliijka ku nooli ku qabaan cusboonaysiinta Baasaboorka Somaliga, waxana ay ku waayaan sharciga ay dalalkaa ku joogaan iyo shaqooyinka ay haystaan....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dad badan oo lagu laayay Nigeria

BBCda ayaa waxa ay ogaatay in dagaalyahanno ka tirsan kooxda Boko Xaraam, ay ku dileen tobaneeyo qof weerraro taxane ah oo ay ku qaadeen tuulooyin ku yaal meelo fogfog oo ka tirsan gobolka Borno. Waxaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muuse Biixi oo arrimo ammaanka la xidhiidha u tegi doona Ethopia

Awdalpress – Muqdisho – Siro xasaasi  oo ku saabsan ammaanka mandiqadda geeska la xidhiidha ayaa soo gaadhay  shabakadda awdalpress.com, waxana ay sheegayaan in  guddoomiyaha xisbiga Kulmiye ee Muuse...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Xasan oo soo dhaweeyay Magacaabista Safiirka Mareykanka

Awdalpress – Muqdisho – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh ayaa sheegay inuu soo dhaweynayo safiirka madaxweynaha Mareykanka uu dhawaan u soo magacaabi doono Soomaaliya, kaddib labaatan sannadood oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wax ma kala socotaa sida Dawladda Ingiriisku ula tacaalayso Gudniinka...

Awdalpress – London – Wasaarada Arrimaha gudaha dalka Ingiriiska ayaa markii ugu horeysey waxa ay biloowday olole iyo wacyi gelin balaadhan oo lagaga soo horjeedo islamarkaana lagula dagaallamayo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dawladda Itobiya oo war-saxaafadeed ku sheegtay in ay qabteen nin Somaliyeed...

Awdalpress – Addis AbabaDawladda Itobiya ayaa dhawaanahan walal ka qabta ammaan darri ka laga cabsi qabo in ay ku keenaan ururka Al Shabaab, waxana dhawaan la fashiliyey dad doonaya in ay meelo ka mid...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia oo dalka China kula kulmay dhiggiisa...

Awdalplress – Muqdisho – Wasiirka arrimaha dibadda iyo Maal-gashiga Somalia Dr. Abdirahman Duale Beyle ayaa socdaalkiisa uu ku marayo dalka Shiinaha, waxa uu kula kulmay dhiggiisa dalkaasi Mudane Wang...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Prof. Ahmed I Samatar oo wariyayaashii da’da yaraa ee noo hees la hoos carari...

Prof. Ahmed Samatar oo ka mid ah aqoonyahannada waaweyn ee Somaliyeed aadna uga hadla arrimaha geeska gaar ahaan siyaasadda Somalida oo marar badan waraysiyo siiyey TVyada Somalida iyo shabkadaha ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hambalyo Meher oo loo diyarayo Mohamed Abdirashid Aw Ciise iyo Nafiisa...

Hawlwadeennada shabakadda Awdalpress.com iyo dadweynaha faraha badan ee ku xidhan oo si qaar noola soo xidhiidhay ayaa hambalyo iyo bogaadin u diraya Meherka Mohamed Abdirashid Aw Ciise iyo Nafiisa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Deeq ay Gabdhaha Jaaliyadda reer Nuur ee dalka Jarmalku ay u soo direen...

Awdalpress – Dilla – Guddiga horumarinta degaanka Dilla ayaa maalintii shalay la guddoonsiiyey lacag deeq ah oo ay u soo direen gabdho ka tirsan degaankaasi oo deggen dalka Jarmalka, waxana ay deeqdaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

War Xasaasi ah: Midnimo iyo horumar is garab socda oo u bilaabantay beelaha...

Awdalpress – London – Taariikhda xaddaaradda dadka ku dhaqan degaannada boqortooyadii la odhan jiray Adal ayaa intii boqol sano ahaydba iska ahayd uun xasuus iyo in laga sheekeeyo. Balse waxa shantii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

XAFLADII SOO DHAWEYENTA WAFDIGII SOMALILAND EE UU HOGAAMINAYEY XILDHIBAAN...

Sidaan qoraalayadii hore ku sheegnay,Xildhibaan Ahmed Yasin waxa uu hormuud ka ahaa wakiiladii reer Awdal ee sida fiican xubnaha sare ee maamulka awdalstate ugu soo dhaweeyey Somaliland, ka dib markii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Furitaankii xafladda bandhig faneedka loogu dabbaal degayo saaxiibtinnada...

Awdalpress – London – Maalintii shalay ahayd waxa magaalada Henley ee ku taalla dalka Ingiriiska laga furay xaflad dhaqan oo Jaaliyadda reer Borama ku dhaqani ay ugu xafladaynayaan xuska xidhiidhka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Prof.Ahmed Ismail Samatar oo waraysi siiyey wariye aan aqoon iyo khibrad...

Waraysigan hoos aan ka daawan doonno oo lagu sheegay mid hor dhac ah, waxa qaadday gabadh lagu sheegay in ay wariye tahay, waxana ay Profisanka u waraysatay si aan sharaf ahayn, oo ka baxsan milgaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jaaliyadda reer Borame ee UK oo xaflad saaxiibtinno oo sannadle ah ka dhigtay...

Awdalpress – Henley – Gellinkii hore ee maanta oo Sabti ah ( 07/06/14 ), waxa ay xaflad weyn oo si fiican loo soo agaasimay ay ka bilaabantay magaalada Henley oo ku taalla galbeedka England. Xafladdan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Khilaafkii KULMIYE ee ka dhaxeeyey Madaxweynaha iyo Muuse Biixi muxuu ku...

Awdalpress – Hargeysa – Golihii guurtida ee u tafa xaytay xallinta khilaafka xisbiga Kulmiye ayaa guul laga gaadhay, kaddib markii uu Muuse Biixi samayeeyey tanaasul aanay dadkii la socday ka filayn....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kenya iyo Somalia ka wada hadlay khayraadka xeebaha u dhexeeya labada dal

Awdalpress – Muqdisho – Dowladda Kenya ayaa rajo ka qabta inay Soomaaliya kula heshiiso sahaminta khayraadka ku xeeran goobaha ay horay labada dal isugu khilaafleen ee badweyne Hindiya iyo deegaanno ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qurba joogta reer Edminton ee ka soo jeedda degaannada Goraya-cawl, Idhan iyo...

Awdalpress – Gorayacawl -Jaaliyadaha qurbaha ee ka soo jeeda degaannada bariga Awdal ayaa waxa ay intii muddo ahba bilaabeen in ay ka qayb qaataan horuminta degaannadaasi. Waxana ay mucaawinooyin is...

View Article
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live