Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ugu danbayntii UK waa laga mamnuucay Daroogada Khad ( Jaad )

Awdalpress – London – Dooddii iyo xallintii arrinta daroogada Jaadku way soo af-jarantay. 24ka Jun sannadka 2014 ayaa dalka Britain dawladdeedu ay go’aamisay in Jaadka ( Khad ) ama Qaadku uu ka mid...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidammada ka hortagga falalka Argagixisada oo Dawladda Somalia dhawaan hawl...

Awdalpress – Muqdisho – Dowladda Soomaaliya ayaa maanta shaaca ka qaaday in ay diyaarisay ciidammo ka hortaga weerarrada ay Al-shabaab waddo in ay Muqdisho ka geysato marka la galo bisha barakeysan ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dagaallo beeleedyo ka kala dhacay gobolka Shabeellaha hoose iyo Galgaduud.

Awdalpress – Muqdisho – Dagaallo Sokeeye oo u dhexeeya beelaha Somaliyeed ee Koonfurta Somalia wada dega ayaa la sheegayaa in uu ka dhacay gobollada Galgaduud iyo Shabeellada Hoose. Dagaalladan oo u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ending Sexual Violence in Conflict: by Foreign Secretary William Hague and UN...

Wednesday, June 11, 2014               Imagine witnessing a member of your family taken from your home by armed men and raped, or sold into sexual slavery, or imprisoned and tortured sexually....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhulbahante haddii ay wax garanayaan Dr. Galayr oo kale kuma dhex silceen...

Dr. Gallayr oo kale dad nasiib leh ayaa hela, welise Dhulbahante may garan. Odaygaasi aqoon yahanka ah iyo dhawr kale oo ay isku fikir yihiin uma baahna dhaqaale iyo adduunyo kale oo way ka soo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xasuuqa ku dhacay Biyo-maal iyo Beelaha Isaaq qaar ka mid ahi waxa ay ka...

Awdalpress – Hargeysa – Biya-maal waa niman Dir ah, oo la dhashay Isaaq, Gadabuursi, Ciise, Gurgure iyo kuwo kale oo badan, waxa ay maanta yaallaan goob xun oo dhib badan, waxana cagta mariyey beelaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Beelaha Hawiye oo ka biyo diiday eedaha looga soo jeediyey dagaalka qadhaadh...

Ugu horreyn waxa maalintii shalay ahayd markii uu oday Xaadow ka hadlay dagaalka sokeeye ee u dhexeeya Habar Gidir iyo Biyo-maal ee ka dhacay gobolka Shabeellaha dhexe. Laakiin waxa uu u hadlay si...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Haweenka Beel ka mid ah beelaha Hargeysa dega oo dhaadanaya, oo maxay...

Awdalpress – Hargeysa – Dumar ku hadlaya magaca beesha Subeer Awdal amma Habar Awal oo isugu yimid Hotel ka mid ah kuwa ugu waaweyn ee Hargeysa, ayaa taageero aad u weyn u muujiyey Muuse Biixi oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Malleeshiyada Beesha Habar Gidir oo la wareegtay maamulka Marka iyo...

Awdalpress – Marka – Gudoomiyaha Magaalada Marka Maxamed Cusmaan Yariisow oo lagu eedeenayay in uu ku lug lahaa dagaalada soo noq noqday ee ka dhacayay Magaalada Marka iyo deegaano kale oo hoostaga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maamulkii Khaatumo ee laga qabsaday Taleex, shirkii ka socday magaaladaasi ee...

Awdalpress – Laas- Caanood – Wararka ugu dambeeyey ee ka imanaya jiidaha hore ee degaannada Sool, Sanaag iyo Cayn ayaa laga soo sheegayaa dhiillo dagaal iyo in ciidammada Somaliland ay hore ugu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo dooddan uu TVga press TV uu u qabtay rag uu ka mid yahay Prof.Abdi...

Awdalpress – London – Dood adag oo uu soo daayey Telefishanka  Press TV ayaa waxa ku ka qayb galay Dr. Abdi Ismail Samatar oo u doodayey midnimada Somaliyeed, meeshana ka saaaray gooni isu taagga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hambalyo loo dirayo Ahmed Hassan Aw Aden iyo Muniira Muhumed Abdillaahi oo...

Dhammaanba dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Ahmed Hassan Aw Aden iyo Muniira Muhumed Abdillaahi oo meherkoodu maalintii shalay ahayd ka dhacay barxadda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Musharaxa Madaxwaynaha Xisbiga UCID Oo Digniino Kul-kulul U Diray Xukuumadda...

Joornaalka Haatuf ee guddoomiyahiisii Mudane Gaboobe uu sida gafka ah u xidhan yahay ayaan ka soo xigannay warkan hoos ku qoran. Ka saxaafad ahaanna waxan cambaaraynaynaa xadhigga loo geystay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sheeko xiiso leh: Qaadkii Waatan Ingiriiska laga joojiyey ee maxaa idiin talo...

Nin Somaliyeed oo aan magaalo wada deggennahay, kana mid ah dadka jaadka cuna laakiin haddana aan ka mid ahayn kuwa uu dishooday, ayaan weydiiyey su’aasha ah; Muusow walaal waatan Qaadkii amma Jaadkii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Haweenay Somaliyeed oo sheegtay in 130 sano jir tahay oo aad moodayso in ay...

Awdalpress – London – Ilaahay waa siduu doonaba yeele, waxana uu cimrigaaga gaadhsiin karaa 150 sano. Laakiin bani’aadamku cimriga intaa le’eg waxa ay u arkaan mid mucjiso ah. Cimriga innoo caadiga ah...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Suspected Al Shabaab militants attack Lamu’s Mpeketoni town, Death toll at 48

    Monday, June 16, 2014 At least 48 people were killed overnight when suspected Shabaab militants attacked hotels, restaurants and government offices in a Kenyan coastal town, officials said.   On...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Hore Ayaan U Sheegay Waxaan Idhi Waxaanu Leenahay Dhabar La Cuno, Laakiin...

Siyaasiga weyn ee Faysal Cali Waraabe, ahna guddoomiyaha xisbiga UCID ayaa ka dhawaajiyey hadallo culaab leh, oo maanta ka qayb galay shir saddex geesood ah oo lagaga hadlayey xuduudaha Somaliland iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xoghayaha WADDANI Oo Luuqad Siyaasadaysan Shuruucda Xisbiga Ugu Cuskaday...

Awdalpress – Hargeysa -Xoghayaha Guud Ee Xisbiga WADDANI Uurcadde Ayaa luuqad siyaasadaysan ku hoga tusaaleeyay Gudomiye Xigeenka Xisbiga WADDANI Mumin Seed in Cid Walba oo shuruucda xisbiga Buuxisa ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sheekadii Qaadka: Qaadkii waatan Ingiriiska laga joojiyey ee maxaa idiin talo...

Weli waxa innoo socota sheekadii daroogadan Qaadka la yidhaa, ee sannaddada badan lagu cunayey dalka Ingiriiska ee mar kaliya uun lagu baraarugay joojintiisa. Hadda ogoobey, muddo waa la hadal hayey in...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maamulka Gobolka Awdal Oo Beeniyay Warar Lagaga Been Abuuray Raashin uu Lahaa...

Awdalpress – Borama – Gudi ka kooban 4 xubnood oo heer gobol iyo heer degmo isugu jira oo uu hor kacayay badhasaab ku xigeeenka gobolka Awdal ayaa maanta gaashaanka u daruuray hadalo deel-qaaf ah oo ka...

View Article
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live