Awdalpress – London – Dood adag oo uu soo daayey Telefishanka Press TV ayaa waxa ku ka qayb galay Dr. Abdi Ismail Samatar oo u doodayey midnimada Somaliyeed, meeshana ka saaaray gooni isu taagga Somaliland iyo wiil Somaliyeed oo deggan dalka Ingiriiska oo isna u doodayey in ay Somaliland mudan tahay ictiraaf, haka ninka kale oo ka soo jeeda Somalia uu ku doodayey in aanay Somaliland xaq u lahayn in ay goosato, isla markaana ay ka mid tahay Somalia.
Halkan ka daawo…
Awdalpress.com