Dhammaanba dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Ahmed Hassan Aw Aden iyo Muniira Muhumed Abdillaahi oo meherkoodu maalintii shalay ahayd ka dhacay barxadda quruxda badan ee Hotel Rays oo ku taalla magaalada Borama. Waxana ay Ilaahay uga baryayaan in meherkani uu noqdo kii ay labadaa da’yarta ahi ku badhaadhaan, ubad khayr qabana kala hela…aammiin
1.Abdirahman Omer Sheekh Ibrahim iyo xaaskiisa Anab Abdirahman Warfaa
2.Nimco Abdirahman O Sheekh
3.Amiira Abdirahman O Sheekh
4.Ahmed Abdirahman O Sheekh
5.Abdisamad Abdirahman Sheekh
6.Mahamoud Omer Sheekh Ibrahim iyo xaaskiisa
7.Hibo Mohamed Omer Sheekh
8.Abdihakim Abdirahman Warfaa iyo xaaskiisa
9.Omer Warfaa iyo xaaskiisa
10.Fawsi Abdirahman Warfaa
11.Faysal Abdirahman Warfaa iyo xaaskiia
12.Sacaada Abdirahman Warfaa iyo reerkeeda.
13.Janaral Mohamed Hassan, xaaskiisa Amaal Abdirahman Warfaa iyo carruurtooda.
14.Daauud Warfaa iyo xaaskiisa
15.Mohamed Warfaa iyo xaaskiisa
Iyo hawl wadeennada shabakadda Awdalpress oo dhammaantoodba hawada u marinaysa hambalyo taasi la mid ah.
Awdalpress.com