Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Sawiryahanka Amin Amir oo Kartoon qosol leh ka sameeyey Siilaanyo iyo Muuse Biixi. ( halkan ka daawo )

$
0
0

Mickey-Mouse-Cartoon-HDSawiryahanka Amiin Amir ee sannaddaba looga bartay in uu farshaxankiisa ku muujiyo siyaasadaha Somalida, ayaa maanta soo bandhigay sawir uu ka sameeyey xisbiga KULMIYE oo dhexdiisa is haysta, waxana uu garoon isugu geeyey labada nin ee loo kala saftay, waa Madaxweyne Ahmed Siilaanyo iyo Muuse Biixi. Muuse oo guul sheeganaya iyo odaygii Siilaanyo ahaa oo Xirsi iyo Saleebaan Gaal tiirinayaan. kkkkkkkk

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images