Awdalpress – Zaylac – Wariis Xirsi iyo wafdi uu hoggaaminayo oo dhawaan socdaal ku tagey dalka Djabouti iyo gobolka Salal. Ayaa socdaalkoodani oo ay dad badani ka qaadeen xasaasiyad, isla markaana ay ka fidiyeen warar been ah. Ay shabakadda Awdalpress.com ka heshay xogo rasmi ah, waxana socdaalkaasi ku salaysnaa xidhiidhka ka dhexeeya labada dawladood ee Somaliland iyo Djabouti iyo horumarinta gobolka Salal, gaar ahaan dhinaca waddooyinka isku xidha Zaylac iyo Lughaya amma Zaylac iyo Borama.
Haddaba warkan oo muuqaal ah halkan ka daawo.
Awdalpress





