Madaxeynaha maamulka Khaatumo oo waraysi siiyey saxaafadda ayaa ka warramay sida ay uga go’an tahay in ay xoog kula wareegaan goobahii ay xukumayeen ee laga qabsaday. Sidoo kale maamulka Puntland ayaa ciidamo soo dhoobay degaanka Tuka-rag ee xuduudka Somaliland iyo Somalia.
Awdalpress