Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Muuse Biixi Oo Musharraxnimada Madaxweynenimo ee xisbiga Kulmiye dhexdiisa uga hadhay Madaxweyne Ahmed Siilaanyo.

$
0
0

Breaking_news-620x3301Awdalpress – Hargeysa – War deg deg ah oo caawa naga soo gaadhay magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in Muuse Biixi oo muddaba khilaaf ba’ani dhex yaallay Madaxweyne Ahmed M Siilaanyo, kaasi oo ka dhashay markii uu Muuse Biixi shaaca ka qaaday in uu isku soo sharraxayo  musharraxa Madaxweynenimada xisbiga Kulmiye dhexdiisa . .

War-saxaafadeedkaasi oo dhamaystiranna waxa uu u dhignaa sidan, “Khilaafkii KULMIYE Ee baryahanba soo jiitamayey, waxa si xilkasnimo ah u soo afjaray ganacsatada waaweyn ee beesha Sacad Muuse, waxayna soo saareen qodobbadan.

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE, Md. Muuse Biixi Cabdi, wuxuu jagada Musharaxnimada shanta sano soo socota uga tanaasulay Madaxwaynaha Somaliland, Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) taasoo si niyad sami la isugu afgartay, kuna dhamaatay inay is gacan qaadaan Madaxwaynaha iyo Guddoomiyaha KULMIYE, Ka dib kulan dhex maray Caawa (Xalay)

Magacyada Ganacsatada Beesha Sacad Muuse.

Maxamed Aw Siciid Geeddi.

Jaamac Oomar.

Rashiid Ibraahim Ciise.

Maxamed Xuseen Axmed.

 

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images