Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Hambalyo Meher oo ku socota Liibaan Idiris Maydhane iyo Umulkhayr Abdillahi Haybe oo

$
0
0

aroos (1)Hasssan Muse Khalif iyo Ahmedweli Goth waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Liibaan Idiris Maydhane iyo Umulkhayr Abdillaahi Haybe oo arooskoodu ka dhacay magaalada London xaafadda Ealing. Waxa ay leeyihiin meherkaasi ha noqdo kii lagu badhaadho. Ilaahayna laba lammaanaha khayr iyo barako ha ka yeelo.

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images