Awdalpress – Taleex – Wafdigii uu hoggaaminayey wasiirka Madaxtooyada mudane Xirsi Xaaji Ali, ayaa booqashadii iyo wada hadalkii ay la yeesheen waxgaradka Taleex ku soo af jaray in ay ciidankii degaankaasi ama ciidan beeleedkii la isla qaatay in ay Somaliland ka mid yihiin, waxana wasiirradu ay sheegeen in ciidan beeleedkan la qarameeyey, oo ay noqon doonaan kuwo ka tirsan Somaliland, isla markaana difaaci doona xuduudda Somaliland iyo ammaanka degaankooda.
Hadalladoodiina waxa ka mid ahaa:
Awdalpress.com



