Awdalpress – 27 July – London – Heestii Honbro Libaax bay Soo waddo oo ay ku wada nuuqaynayeen Xiddigtii fanka Somaliyeed Hibo Mohamed Hoddoon iyo hoobalkii Bashir Xaddi. Heestu waxa ay xambaarsan tahay murti aad u qoto dheer, oo qofkii caqli lihi garan karo. Dhinac walbana wax ka tilmaamaysa.
Awdalpress





