Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Dadweynaha taageera Khaatumo ee ka soo horjeeda Somaliland ayaa muddaharaad ka hor dhigay guriga looga taliyo dalka Ingiriiska ee magaalada London

$
0
0

mudaharaadAwdalpress – London – Shacabka taageersan maamulka Khaatumo ee deggan dalka Ingiriiska isla markaana ka soo horjeeda Somaliland, ayaa muddaharaad dareenkiisa leh ka hor dhigay guriga looga taliyo dalka Ingiriiska, waxana ay dawladda Ingiriiska iyo dawladaha daneeya Somalia u gudbiyeen qoraallo ay sexeexan yihiin dad aad u tiro badan oo ka soo horjeeda in maamulka Somaliland ee sheeganaya in ay go’een. Sidoo kale waxa ay dalbadeen in ciidammada Somaliland ay ka baxaan dhulkooda. ( Bal hadda nala daawada cajaladdan laga soo duubay bannaan baxaa ).

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images