$ 0 0 Awdalpress – Washington – Madaxa Hawlgalka Cusub ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Nicholas Kay ayaa sheegay inay bilow cusub u tahay Qaramada Midoobay Soomaaliya kadib markii uu maanta yimid Muqdishu si uu u hoggaamiyo hawlgalka lag magacaabo UNSOM. Nicholas Kya oo goor dhowayd waraysi siiyey idaacadda VOA ayaa sheegay in hawlgalka cusub waajibkiisu tahay kaalmaynta dawladda Soomaaliya, mamaul wanaagga, dib u heshiisiin, dib u habaynta amniga iyo arrimaha xuquuqda aadanaha. Wareysi arrintaas ku saabsan hoosta ka dhageyso. Wareysiga gaarka ah ee Nicholas Kay VOA