$ 0 0 Shirkii Khaatumo ee gogol xaadhka ahaa ayaa ka socda tuulada Saaxyadheer ee gobolka Sanaag. Waxana hadal aad u culus ka soo jeediyey hoggaamiyaha qarsoon ee gobolladaasi bariga Dr. Ali Khalif Gallayr. Halkan ka daawo.