Telefishanna caalamka ayaa qaar badani waxa ay aad u hadal hayaan, Eey qaab ahaan u eg Daanyeer oo la arkay iyo Eeygaan mucjisada ah oo shaki badan abuuray maadaama ay u badan tahay inuu ku dhashay Mini ama biyo la isku daray oo laga abuuray Daanyeer iyo Eey.
Eeygaan ayaa u ordaya qaabka ay u ordaan Daanyeerada wuxuuna sidoo kale u fadhiisanayaa qaabka lagu yaqaan Daanyeerada. Eeyaha kale ee uu la nool yahay Eeygaan yar ayaa inta badan cunsuriyeeya maadaama ay u maleeyaan Daanyeer ku soo biiray. ( Halkan ka daawo )
Awdalpress





