Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Shirkii Khaatumo ee Saax-ya-dheer oo lagu doortay gole Baarlaman oo sharci dajineed. ( Halkan ka daawo )

$
0
0

Breaking_news-620x3301Awdalpress – Laascaanood – Shacabka gobollada Sool, Sanaag iyo Cayn ee la baxay Khaatumo State of Somalia ayaa u xuub siibtay Ismaamul goboleed Somaliyeed, oo dhidibbadiisii loo taagay. Waxana Khaatumo u suurto gashay in ay samaystaan cudud Millatari, Maamul degaan iyo golaha Baarlamanka oo ugu dambeeyey oo la dhawaan la dhaariyey.

Bal warkii ugu dambeeyey iyo sida Baarlamaankii Khaatumo hawshiisii uga socoto Saaxya dheer halkan ka daawada:

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images