‘Nin kasta oo aan reerka Somaliland ahayni wuu iskaga tegi sida Xaabsade, xataa haddii uu isku sii dhejiyo’ sidaa waxa yidhi nin la soo xidhiidhay shabakadda awdalpress.com oo aan ka waraysannay sababta uu Xaabsade uga tagey Somaliland. Laakiin maxaa jira ee Dhulbahante kaga carayayaa Somaliland, Gadabuursina ugu dheggen yahay isaga oo aan waxba ku haysan, oo xataa dhulkiisii ay dadkale maamulaan? waa sheeko aan si mug leh uga faalloon doonno. Immigase aan idiin soo gudbinno, Xaabsade oo ay reer Puntland soo dhaweeyeen, sidii nin weyna loo qaabilay. HALKAN KA DAAWO
Awdalpress





