Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Madaxweyne Indha Sheel iyo Musharraxa Madaxweynaha Khaatumo Dr. Ali Khalif Galayr oo ay golayaasha Khaatumo ka dhegeysteen hadallo xambaarsan isbarasho iyo qorshayaashoodii ay dalka ku maamuli lahaayeen.

$
0
0

Ali iyo Indha SheelAwdalpress – Sool – Shirka Khaatumo 3 oo ka socda Saaxya-dheer ayaa waxa lagu guda jiraa doorashadii Madaxweynaha iyo M/ku xigeenka Khaatumo ee hoggaamin doona xukunka maamulkaasi. Muuqaalka aad arki doontaanna waa khudbadihii ay soo kala jeediyeen labada shakhsi ee u tartamaya Madaxweynenimada Khaatumo oo kala ah Madaxweyne Indha Sheel iyo Musharraxa Madaxweynaha oo ah Dr. Ali Khalif Galayr. Sidan ayeyna u dhacday ee nala daawada.

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images