Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Xisbiga mucaaridka Somaliland ee Wadani muxuu ka yidhi firxadka siyaasiyiinta Dhulbahante ay kaga carareen Somaliland.

$
0
0

wadaniAwdalpress – Hargeysa – Siyaasadda Somaliland ee xilligan ayaa u muuqata tii ugu waxqabadka badanayd, laakiin ugu siyaasadda xumayd. Marka la eego sida ay beelaha darifyadu ay uga cararayaan iyo sida ay ugu bahdilan yihiin xukuumadda Somaliland ee Ahmed Siilaanyo.

Su’aasha la is weydiinayaana waxa ay tahay, Maxaa siyaasiyiinta barigu ka dideen ee ay isugu shubeen Maamulka Khaatumo iyo Maamulka Puntland? Sidoo kale waxa muran badani ka taagan yahay siyaasiyiinta beesha dhexe lafteeda. Sida dhibaatada biyo la’aanta Hargeysa oo immiga la isku haysto mashruuca ay bixisay dawladda Emaratku iyo musuq maasuqa oo faraha ka baxay.

Isku soo wada duuboo, bal aan wada dhagaysanno siyaasiyiintan ka hadlay madaxda u carartay Puntland ee uu ka mid yahay Xaabsade.

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images