INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.
Annaga oo ah dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin , waxan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa dhammaanba reer Hassan Habane oo uu walaalkood Ismail Hassan Habane ku geeriyooday magaalada Djabouti. Waxanan Ilaahay uga baryeynaa Marxuumka in uu Jannadii ka waraabiyo, eheladiisiina uu samir iyo iimaan ka siiyo. Aammiin
- Mohamed Sh. Hassan Tani
- Bashir Sh. Omer Goth
- Dr. Mohamed Nuh Ali
- Aden Hassan Iimaan
- Abdirahman Aw Cilmi Amir
- Ahmed Sayid Saadiq
- DR. Sacad Xaaji Hirsi Awale
- Abdillaahi Shoodhe
- Saleebaan Abdi Dugsiiye
- Ahmed Abdi Dugsiiye
- Abokor Nuh Ali
- Ahmedweli Sh. Omer Goth
- Mohamoud Sh. Hassan Tani
- Abdi Barkhad Ismail
- Abdo Sayid Saadiq
- Ahmed Sh. Hassan Tani
- Ali Sh. Omer Sh. Muuse
- Harawe Sh. Omer Goth
- Ali Gaas Sugaal
- Ibrahim Absiye
- Abdisalaan Nur ( Ilburo)
- Dr. Omer Ibrahim Fanax
- Abdirasaaq Yuusuf Wayrax
- Abdikariim Xaaji Ibrahim Nuur
- Abdillaahi Ibrahim Fanax
- Abdilxamid Sh. Muhumed Faarax
- Hassan Hussien Migane
- Abdiwahab Xaaji Hadliye
- Mohamed Osman Dhirane
- Hassan Ibrahim Xaaji Khayre
Awdalpress.com






