INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.
Waxa maanta magaalada Hargeysa ku geeriyooday Allaha u naxariistee Xaaji Dayib Sh. Muhumed , oo intii mudda ah ku xanuunsanayey halkaasi. Waxana qoysaska hoos ku qorani ay u dirayaan tacis tiiraanyo leh eheladii Marxuumka, waxana ay Ilaahay uga baryanaan Marxuumka in uu Jannadii ka waraabiyo, eheladiisiina uu samir iyo Iimaan ka siiyo.
Ugu horreyn waxa si guud u tacsiyadaynaya, reer Sh. Omer Goth, Reer Sh. Hassan Taani, reer Ibrahim Taani, reer Sh. Mohumed Faarax, reer Daud geeddi, reer Nuh Khayre, reer Aare, reer Nur Ahmed, reer Abdi Bade, reer Abdi Bacad. reer Gaas Sugaal, Reer Ibrahim Fanax, Ilma Il-buro, reer Xaaji Obsiiye, reer Gudaal, reer Sh. Abdillaahi Diiriye, Reer Aw Muxumed Aw Omer, Reer Ismail Waabari, reer Wacays, reer Ali Kaahiye, tacsida dambe waan soo qori doonnaa.
Dhaanba qoysaskaa aan soo sheegnay waxa ay Marxuumka Ilaahay uga baryayaan in uu Jannadii ka waraabiyo.
Aammiin
Awdalpress.com





