INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.
Aniga oo ah Siciid Qalinle waxa aan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa eheladii uu ka baxay walaalkay Marxuum Xaaji Dayib Sh. Muhumed Kaahin, oo laba casho horteed ku geeriyooday magaalada Hargeysa. Waxanan marxuumka Ilaahay uga baryayaa in uu Jannadii ka waraabiyo, eladiisii, asxaabtiisii oo aan ka mid ahayna samir iyo iimaan innaga wada siiyo…Aammmiin Aaammiin.
Siciid Qalinle
Canada






