Waxa saddex casho horteed magaalada Hargeysa ku geeriyooday Allaha u naxariistee Xaaji Dayib Sh. Muhumed , oo intii mudda ah ku xanuunsanayey halkaasi. Waxana qoysaska hoos ku qorani ay tacis tiiraanyo leh u dirayaan, eheladii Marxuumku ka baxay, oo ay Ilaahay uga baryayaan Marxuumka in uu Jannadii ka waraabiyo, eheladiisiina uu samir iyo Iimaan ka siiyo. Aamin
Halkn hoosena waxa aad ka akhrisataan qoysaska tacsida diraya oo markii aan tirada dadka koobi kari weyney aan qoys qoys isku raacinnay intii na soo gaadhay, waxana ay kala yihiin:
Reer Sh. Omer Goth iyo guud ahaanba reer Goth, Reer Sh. Hassan Taani, reer Ibrahim Taani, reer Sh. Mohumed Faarax, reer Daud geeddi, reer Xaaji Tubeec, reer Nuh Khayre, reer Aare, reer Bile Amir, reer Nur Ahmed, reer Hussein Miigane, Reer Omer Sh. Ibrahim, reer Sh. Abdiraham Warfaa iyo guud ahaanba reer Warfaa, Reer Xasan Mataan, reer Cige Mataan, reer Omer Bile, reer Abdillaahi Mahamoud, reer Warsame Nageeye, Ilma Geeddi Carrabloo, reer Wadaad, Ilma Abdillaahi-faqle, reer Guray Nuur, reer Faarax Budhe, Reer Iidle, reer Xaamud Jibril, reer Maydhane, reer Khalif, reer Sh. Muuse Goodaad, reer Xaaji Daahir, reer Jamac Muhumed, Reer Xaaji Abubakar, reer Xaaji Colhaye, reer Abdilugweyne, reer Abdillaahi Ali, reer Abdillaahi Magarre, Reer Abdillaahi Iimaan, reer Hassan Iiman, reer Muhumed Geelle, reer Abdillaahi Qaalib, reer Maxamud Jaamac, Reer Nuur Cisman ( Casharaar ), reer Hassan Buuni, Ilma Barkhad Buuni, reer Hassan Diiriye, reer Ahmed Guuleed-duwane, reer Abdillaahi Boqorre, reer Faahiye-silloon, reer Muuse Hussein, reer Abdillaahi Jimcaale, reer Ibrahim Habbane, reer Aw Aden, reer Aden Amin, reer Rabile Good, reer Xoogsade, reer Ateye Faahiye, reer Ismail Samatar, reer Jaamac Samatar, reer Xaaji Ibrahim Nuur, reer Sh. Yuusuf Ibrahim, reer Absiiye foolxun, Reer Xaaji Hadliye, Reer Sh. Muumin, reer Gaafane, Reer Aw Muumin, reer Omer Cirroole, reer Mohamed Buurane, reer Haashi Ballay, reer Gudaal, reer Abdi Bade iyo guud ahaanba reer Bede, reer Abdi Sanduuq, reer Abdi Dugsiiye, reer Dhiirane, reer Abdi Bacad, reer Cilmi rooble , reer Omer Buuni, reer Ali Aw Abdi, reer Shirwac, reer Good, reer Barkhad Khayre, reer Taranta Ote, reer Gaas Sugaal, Reer Ibrahim Fanax, reer Muhumed Nuur ( Muxumed Tuur ), Ilma Il-buro, reer Xaaji Obsiiye, reer Sh. Muuse Cadde, reer Waabari, reer Sh. Ali Ayaanle, reer Sh. Ali Jawhar, Reer Suldaan Saleebaan, reer Suldaan Yuusuf Gasle, reer Sh. Mohamed Yuusuf Faahiye, reer Sh. Ibraahim, reer Dugsiiye, Reer Aw Muhumed Mooge iyo guud ahaan reer Mooge gadhweyne, reer Hussien Suldaan, Reer Kaamil Faarax, reer Xaaji Abdi Muude, reer Oomaar, reer Siciid Qalinle, reer Cali Jaamac, reer Siciid Khalif, reer Adnaan Abdillaahi, reer Aw Muuse Faahiye, reer Iimaan, reer Gudaal, reer Sh. Abdillaahi Diiriye, reer Aw Hassan Kaahin, reer Hussein Hirsi, reer Sh. Abdillaahi Carab, reer Caateeye, reer Mohamed Warsame ( shaxaari ), Reer Sidci, Reer Aw Cilmi, Reer Aw Muxumed Aw Omer, Reer Ismail Waabari- guray, reer Wacays-qale, reer Ali Kaahiye, Reer Taani Beegsi, reer Sh. Omer Barkhad, reer Aw Madoobe, tacsida dambe wixii na soo gaadha amma la noo sheegana waan soo qori doonnaa haddii Eebbe idmo.
Wabillaahi Tawfiiq.
Awdalpress.com




