Awdalapress – Hargeysa -Mudane Abdirahman Cirro oo ah guddoomiyaha golaha shacabka Somaliland, isla markaana ah guddoomiyaha xisbiga Waddani ee mucaarka ah ayaa waxa uu warsaxaafadeed kaga warramay dagaalka ay ciidammada Somaliland kula jiraan Khaatumo iyo weerarka ay ku qabsadeen tuulada Saaxdheer.
Halkan ka daawo warkii oo dhan:
Awdalpress




