INNAA LILAAHI WA INNAAILAYHI RAAJICUUN; Dhamaanba Bahda shabakada Awdalpress waxay tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Qoyska reer Axmed Askar iyaga oo ka tacsiyaynaya Geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Marxuum Sh,Sulaymaan Axmed Askar oo bishan Septambar 6dii lagu Aasay magaalada Boorama, waxaan ilaahay uga baryaynaa Marxuumka inuu Janadii Fardawsa ka Waraabiyo ,Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka tegayna waxaan uga baryaynaa inuu Samir iyo Iimaan ka siiyo..Aaamiinnn
Bahda Facebook ka tacsiyaysay Geerida Marxuumka ee tacsida u diray Qoyskii iyo Qaraabadii ka baxay hoos ka Akhri..
Filsan Moussa Alaha unaxaristoooooo
Abiib Dahir Amir inaa lilaahi wa inaa ileehiraajicuun kulu nafsi daaiqatil mawd nafwaliba waa dhadhamin geerida rabi naxariistiii jano kawaraabiyo sh saleebaan axmed askar samir iyo iimaana allaha kasiiyo dhaan reer axmed askar aamiin aamiin
Abdirahman Amin Innaa lillaahi wa inaa illayhi Raajicuun Illaahay ha u naxariisto Sheekh Saleebaan Qoyska, Ehelkii iyo Asxaabtiina ha ka siiyo samir iyo Iimaan aamiin aamiin
Farhan Carab Fahiye Ameen allaha u naxariisto
Qawdhan Kaahiye Buraale inaa lilaahi wa inaa illaahi raajicuun allaha u naxariisto sh.saleebaan axmed askar qoyskii iyo qaraabadii uu ka tagayna samir iyo iimaan ha ka siiyo aamiin aamiin aamiin
Bashir Sheikh Hamud Ahmed Inaa lilaahi wa inaa ileehuraajicuun marxuubka Allah ha unaxariisto cadaabka qabriga iyo ka akhira ha kaxijaabo . Reer Ahmed askarna waxan leeyahay kuwee samra ilaaha ha inagayeelo!
Codey Muxumed Nur nnaa lillaahi wa inaa illayhi Raajicuun Illaahay ha u naxariisto Sheekh Saleebaan Qoyska, Ehelkii iyo Asxaabtiina ilaahay ha ka siiyo samir iyo iimaan,,,, AAMIIN
Kadir Jagoo Ameen allaha u naxariisto
Ibrahim Hagi Abiib Inaa lilaahi wa inaa ilaahi raajicuun ale ha unaxariisto marxuun sh.saleeban axmed askar janatu fardawsa ale haka waraabiyo ehelkiisii semir iyo iimaan ale haka siiyo amiin aamiin
Abdirahman Ahmed Obsie ILaahay na xariistii jano ha ka waraabiyo
Xasan Ciise Ghazali ilaahay ha u nxariisto qaraabadiisana samin iyo iimaan ha ugua kordhiyo
Abdikerim Abdibacad inaalilaahi wa inaa ileeyhi rajucuun
Abdirasaq Garaad ilahay hawnaxaristo amiiin amiiin amiiiin
Cadosh Yacqub ilahay ha uu naxariisto dhaman ehelkii iyo asaxabtii qarabadii ilahay samiir iyo imaan haka siiyo waxaan siigara uu usi tacsiynaya sxb c/raxman askar sxb samiir iyo iman ilahay ha inaga wada siiyo
Sheekh Muse Cade Inaa lilaahi wa inaa ilaahi raajicuun ilaahay haw naxariisto eheladii iyo qaraabadii iyo asxaabtiina sami iyo iimaan ha ka siiyo aaamiin YAA RABBISee Translation
Omar Mohamed inaaa lilaah wa inaa ilayhi raajacuun EEBE JANADII FARDOWSA HA KA WARAABIYO SH Saleebaan Ahmed Asker oo ku geriyooday Hargaysa Aamiin Yaa RabiSee Translation
22 hrs ·
Yousuf Ismail Inaa lilaahi wa inaa ilaahi raajicuun ilaahay haw naxariisto eheladii iyo qaraabadii iyo asxaabtiina sami iyo iimaan ha ka siiyo aaamiin YAA RABBI





