Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Dumarka reer Weeraareed ee qurba joogta ah, ee degaanka degmada Boon, oo dadkooda u qoday ceel aad u biyo badan.

$
0
0

biyoAwdalpress – Boon – Ceel Biyood ay qodeen dadka ka soo jeeda deegaanka Boon ee jooga qurbaha. Gaar ahaanna waxa qaadhaanka iyo fikirka ceeelkan iska lahaa haweenka ka soo jeeda beeshaas Weeraar iyo degaankaasi Boon, waxana uu ceelkaasi ku kacay lacag qiyaasteedu ay gaadhayso konton kun oo doollar.

Halkan ka daawo sida ay odayada beesha iyo qurba jooggu u daah fureen ceelka oo biyihiisii bannaanka u soo bexeen.

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images