Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Mohamed Abdillaahi Xaaji Obsiiye oo si kulul uga hadlay siyaasadda Awdal iyo arrimo kale oo xasaasiya ( Halkan ka daawo )

$
0
0

obsiyeOday Mohamed Abdillaahi Obsiye oo ka mid ah ruug caddaaga sida ba’an uga faallooda ama wax laga weydiiyo arrimaha Somaliland ayaa waxa uu waraysi ay saxaafaddu la yeelatay kaga warramay arrimo badan oo xasaasi ah. Oo ay ka mid yihiin jiritaanka Somaliland. Waxa kale oo uu ganafka ku dhuftay arrintii tabashada amma cabashada ahayd ee ay madax dhaqameedyada reer Awdal ula tegeen Madaxweyne Siilaanyo.

Waxa kale oo uu Obsiiye aad uga hadlay caddaaladda iyo dhibaatooyinka waaweyn ee dilalka ah iyo sida ay Somaliland aanay dariiqeeda caddaaladeed u marin.

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images