Abwaan Mohamed Hirsi oo ah nin cajab leh oo buug dhawr ah qoray sida ka uu ka qoray Cilmi Boodhari iyo jacayliisii Hodan, isla markaana tiriyey gabayo badan ayaa ka mid ahaa dadkii ka soo qayb galay xafladda sannadkan 2014ka, ee toddodobaadka dhaqanka Somalida. Waxana uu soo bandhigay gabay aad la yaab u leh iyo buugga uu ka qoray Cilmi Boodhari.
Laakiin imiga waxan diin soo bandhigaynaa gabaygiisii uu xafladda kaga qayb galay.
Awdalpress





