Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

TACSI Ku Socota Dr Axmed Aadan Buxane Oo Xaaskiisii ku geeriyootay Dalka Yeman

$
0
0

tacsiINNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.

Halkan waxa tacsi tiiraanyo leh ka diraya;  Musharraxa Madaxweyne ku xigeenka UCID Mudane Abdirashid Xasan Mataan, Caydiid Xaaji Daahir, Abdirahman Abdillaahi Jimcaale, Abdirahman Omer Bile, Mohamed Omer Bile, Hassan Muuse Khalif iyo hawl wadeennada shabakadda awdalpress.com, waxana ay marxuumadda Ilaahay uga baryayaan in uu Jannadii ka waraabiyo eheladii oo ay ugu horreeyaan reerkeediina uu samir iyo iimaan ka siiyo.

Aammiin Aaammiin.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images