$ 0 0 Sawiryahanka Amiin Caamir ee caanka ku ah Katuunnada uu ka sameeyo siyaasadda iyo nolosha Somalida ayaa maanta kartoon hees ah ka sameeyey khilaafka Madaxweyne Hassan Sheikh iyo Ra’iisal wasaare Abdiweli Sheikh. Halkan ka daawo. Awdalpress