WAR DEG DEG AH; Xaruntii Baarlamanka Somalia oo mar kale ay ka bilaabantay...
Awdalpress – Muqdisho – Wararka shabakadda awdalpress.com ay ka heleyso Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goordhaweyd Xildhibaano katirsan Baarlamaanka gaar ahaan kuwa ka...
View ArticleWAR DEG DEG AH: Mooshinkii maanta la damacsanaa in Abdirahman Cirro lagaga...
Awdalpress – Hargeysa – War hor dhac ah oo lagu soo qoray shabakadda sida weyn loo daawado ee Qarannews.com ayaa lagu soo daabacay in gabi ahaanba uu fashilmay isku daygii ay xukumadda Siilaanyo...
View ArticleSiyaasiga Ali Guray oo ku hamaahsaday Abdirahman Saylici una dhig-dhigay...
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee xisbiga UCID Ali Guray, oo caan ku ah wax ka sheegga siyaasadda Ahmed Siilaanyo iyo dawladdiisa, ayaa si aan caadi ahayn ugu talax tegey madaxweyne ku xigeenka...
View ArticleMareykanka oo joojinaya taageerada maaliyadeed ee Soomaaliya
Awdalpress(Nayrobi) `15 Nov. 14–Dowladda Mareykanka ayaa la sheegay in ay ku gooddisay in ay jari doonto taageerada maaliyadeed ee ay siiso Soomaaliya, haddii aan si degdeg ah xal looga gaarin...
View ArticleMadaxweyne Ahmed Siilaanyo oo shir jaraa’id kaga hadlay shaqaaqada Somaliland...
Awdalpress – Hargeysa – Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo oo ka hadlay shaqaaqo maanta ka dhacday Somaliland Halkan ka akhriso hadalkii iyo shirkii jaraa’id ee Siilaanyo “Waxan ka xumahay in ay...
View ArticleMaxaa sababay in maamuus ka xayuubintii Guddoomiye Cirro uu maanta dib u...
Awdalpress – Hargeysa – Kal fadhigii 26 ee golaha shacabka isla markaana ay weheliyaan golaha guurtida ayaa saaka si caadi ah u furmay, waxana guddoominayey guddoomiye ku xigeenka golaha shacabka...
View ArticleSawiryahanka Amiin Caamir oo Kartoon qosol badan ka sameeyey khilaafka Hassan...
Sawiryahanka Amiin Caamir ee caanka ku ah Katuunnada uu ka sameeyo siyaasadda iyo nolosha Somalida ayaa maanta kartoon hees ah ka sameeyey khilaafka Madaxweyne Hassan Sheikh iyo Ra’iisal wasaare...
View ArticleXubnihii reer Awdal u matalayey golaha shacabka Somaliland oo qaaddacay...
Awdalpress – Hargeysa – Kalfadhigii 26aad ee shalay uu golaha shacabka Somaliland ku ballansanaa, ayaa baaqday markii uu kooramkii dhammays tirmi waayey. Waxana dhabar jabkaa keenay, kadib markii ay...
View ArticleWakiilka UN ee Soomaaliya oo walaac ka muujiyay rabshadaha Somaliland
Awdalpress(Muqdisho) 16 Nov, 14–Madaxa Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Danjire Nicholas Kay ayaa walaac ka muujiyay rabshadaha Sabtidii shalay ka dhacay gudaha baarlamaanka Somaliland xilli...
View ArticleWar Degdeg ah: Xildhibaanadii Awdal ee diiday Mooshinka Ridista Gudoomiye...
Awdalpress(Hargaysa) 16 Nov, 14– Xubnihii golaha Baarlamaanka Somaliland ee ka tirsanaa ee ka soo jeeday G/Awdal, ee maalintii Sabtida ahayd ku gacan saydhay Mooshinkii la rabay in lagu rido...
View ArticleUN Envoy to Somalia expresses concern over violence in Somaliland, urges...
Awdalpress(Muqdisho) 16 Nov, 14–The Special Representative of the UN Secretary-General (SRSG) for Somalia, Nicholas Kay, has expressed his concern over the violence on 15 November during preparations...
View ArticleDaawo: Hambalyada Xildhibaanadii Awdal ay u soo dirayaan Shacabka reer...
Daawo: Hambalyada Xildhibaanadii Awdal ay u soo dirayaan Shacabka reer Togdheer iyo Magaalooyin kale oo ka mid ah Somaliland, taas oo ay ugu hambalyaynayaan diidmada Mooshinka Xukuumadu wado..
View ArticleDaawo: Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland Ciro oo u Jawaabay Siilaanyo iyo...
Daawo: Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland Ciro oo u Jawaabay Siilaanyo iyo kulankii uu la yeeshay Ergada Guurtida,,,,
View ArticleSilanyo Drives Somaliland into Black Hole. ( By Adan H Iman )
Saturday, November 15, 2014, .will be remembered as a day of infamy. It was supposed to be the day that President Ahmed Silanyo engineers to remove the Speaker of the House of Representative and...
View ArticleGuddoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbiga WADANI oo si ballaadhan saaka loogu...
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbiga Wadani mudane Ahmed Muumin Seed ayaa si weyn maanta loogu soo dhaweeyey dalka Britain. Waxana maddaarka Heathrow kaga hor tagay shacabka Somaliland ee...
View ArticleWasiiro dawladda Somalia ah oo ra’iisal wasaaraha ugu baaqay in uu is casilo....
Awdalpress – Muqdisho – Wasiirka Arrimaha gudaha Somalia C/llaahi Godax Barre oo ku hadlaya codka wasiirro xalay ku shiray magaalada Muqdisho, ayaa wareysi uu siiyay VOA-da ku sheegay inay ra’iisul...
View ArticleMudane Cadami: Siyaasadda siyaasad baa laga hor geeyaa, laakiin inta Islaamo...
Awdalpress – Sallaxley – Wasiir Cadami oo ka mid ahaa wafdigii uu Madaxweyne Siilaanyo u raacay Sallaxlay, ayaa hadal kaftan heer sare ah ka jeediyey madal lagula hadlayey dadkii tuuladaa isugu yimid,...
View ArticleHamblyo aroos oo loo dirayo Abdikarim Mohamed Abdillaahi iyo Muna Aden Elmi...
Hamaliyo oo ay dirayaan dhammaan dadka hoos ku quran, oo ay u dirayaan Abdikarim Mohamed Abdillaahi iyo Muna Aden Elmi oo dhawaan ku aqal galay magaalada London, hambalyadan waxa diraya dadka...
View ArticleMadaxweyne Hassan Sheikh oo ku sugan Copenhagen shir hor dhac ah oo hay’adda...
Awdalpress – Copenhagen – Dawladda Denmark ayaa baajisay shir ku talagalkiisu ahaa in ay casuumaan 300 oo Somali ah, laakiin waxa ka biyo diiday rag odayaal ah oo ay dawladda Denmark kala talashatay....
View ArticleAMISOM Oo Soo Dhaweysay Dhismaha Maamulka Koonfur-galbeed
Awdalpress(Muqdisho) 19, Nov. 14– Madaxa Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Danjire Maman Sidikou ayaa soo dhoweeyay dhismaha maamulka KMG ah ee Koonfur-galbeed Soomaaliya iyo doorashada Shariif...
View Article