Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbiga WADANI oo si ballaadhan saaka loogu soo dhaweeyey maddaarka weyn Heathrow ee magaalada London.

$
0
0

Breakingnews.Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbiga Wadani mudane Ahmed Muumin Seed ayaa si weyn maanta loogu soo dhaweeyey dalka Britain. Waxana maddaarka Heathrow kaga hor tagay shacabka Somaliland ee taageerada u haya xisbigiisa oo ay hoggaaminayaan hoggaanka sare ee gobolka UK.

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles