Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi tiiraanyo leh oo Ibraahim Absiye iyo Ahmedweli Sh. Omer Goth U dirayaan...

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN. Saaka waxa shabakadda awdalpress wire kula soo xidhiidhay mudane Ibrahim Cabsiye oo deggen dalka Kanada noona sheegay in uu Siciid Qalinle geeriyooday. Waxanu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maydka Taliyihii Police ka Somalia oo dib loogu soo ceshay Muqdisho kaddib...

Awdalpress – Muqdisho – Wararka aan ka heleyno Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdiso ayaa sheegaya in goordhaweyd Garoonka laga soo dajiyay Meydka Allaha u Naxariistee Taliyihii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi tiiraanyo leh oo loo dirayo eheladii Marxuum Siciid Qalinle oo ku...

ILLAA ILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Annaga kala ah dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin waxan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa eleladii, qaraabadii iyo asxaabtii uu ka baxay Allaha u naxariistee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxda Somalia ugu sarraysa ee khilaafku dhex miranayo oo fool ka fool xalay...

Muqdisho –  Awdalpress – Waxa baryahanba cirka isku sii shareeraya khilaafka xooggan ee u dhexeeya Madaxweynaha Somaliya Mudane Hassan iyo ra’iisal wasaarahiisa Mudane Abdiweli. Sida warar hoose...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Somalia ayaa si cadho leh uga jawaabay qoraalkii danjiraha QM uu...

Awdalpress – Muqdisho – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud ayaa qoraal uu kaga jawaabay hadalkii danjiraha QM ee Somalia Nicholas Kay wuxuu ku sheegay in xaq-dhowrka madax-bannaanida...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirro iyo Xildhibaanno ka soo jeeda beelaha Hawiye oo shir ku yeeshay...

Awdalpress – Muqdisho – Warar sugan oo laga helayo mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda federaalka Somalia, ayaa sheegaya in Kulammo miisaan lihi uu dhex maray Wasiirro iyo Xildhibaanno ka tirsan Beelaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaannada Baarlamaanka Somalia ee u hanjabay ergeyga Qarammada Midoobay...

Awdalpress – Muqdisho – Wararka maanta Muqdisho iyo Somaliyaba loogu hadal haynta badan yahay ayaa waxa ka mid ah;  in xildhibaanada baarlamaanka xubno ka mid ahi ay maanta ugu baaqeen ergayga QM ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiir Cukuse oo maanta la hadlay saxaafadda madaxa bannaan ayaa...

Wasiirka Warfaafinta Somaliland waxa uu maanta si adag ula hadlay saxaafadda Madaxa bannaan, oo uu hal gool iyo eber ku diray. Waxana uu si miisaaman oo xirfadaysan uu gar u siiyey dhaqanka xukuumadda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Aftahannimidii uu Wasiir Cukuse ku difaacay xukuumadda Siilaanyo, waxa ka...

xoghayaha ururka saxafiyanata SOLJA oo daadafeeyay go’aannadii uu Wasiirka warfaafinta Somaliland uu soo saaray. Bal aan wada dhegeysanno Awdalpress

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Siilaanyo oo ka codsaday France caawinta Somaliland

Awdalpress(Hargaysa) 06 Nov, 14–Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa xafiiskiisa kula kulmay safiirka dowladda France u qaabilsan Soomaaliya ee xaruntiisu tahay magaalada Nairobi ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Somaliland detain two journalists for covering anti regime protest

Awdalpress–06 Nov. 14–Authorities in the semi-autonomous republic of Somaliland arrested two journalists from privately owned television stations last week after they each aired coverage of a protest...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dear Participants and supporters of ElifMaayFest Conference.

On behalf of the organizing committee of ElifMaayFest, I want to take this opportunity to thank participants and supporters of the conference. The conference brought together a large number of...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qubahana Salaasada ee VOA. maxaa usbuucan lagaga hadlay?

Qubahana Salaasada oo idiinka imaanaya VOA. Waxana idinla socodsiinaya Xuseen Barre Aden iyo Falastiin Axmed Aden ee halkan ka daawada. Awdalpress

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Siilaanyo si weyn maanta uga hadlay arrimo fara badan oo lagu...

Awdalpress – Hargeysa – Madaxweyne siilanyo ayaa maanta hadala uu jeediyey kaga warramay arrimo xasaasi ah oo muddaba dhex mirayey bulshada Somaliland iyo golayaasha siyaasadda dalka. Salaan iyo duco...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Arrimaha dibadda Somalia oo maanta dalka ku soo laabtay ayaa sheegay...

Wasiirka arrimaha dibadda Somalia Dr. Abdiraxman Duale Bayle oo safar maalmahan dibadda ugu maqnaa ayaa maanta ka soo laabtay dalka Saudi Arabia, waxana uu ku soo noqday caasimadda Muqdisho. Waraysi uu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guddoomiyaha golaha baarlamanka oo shacbiga Muqdisha shaki ka muujiyey...

Awdalpress – Muqdisho – Khilaafka u dhaxeeya Madaxweyne Hassan iyo Ra’iisal wasaare Abdiweli ayaa noqday mid cirka isku shareeray, tii ugu darraydna waxa ay shalay ka dhex qaraxday golaha baarlamanka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi Ku socota Ahmed Carwo iyo reerkiisa oo wiilkoodii ku geeriyooday UK. (...

Waxan ka xumahay in aan subaxdan saaka ah ku soo tooso maqaal baroor diiq ah oo uu Ahmed Carwo ugu talo galay wiilkiisa Marxuum Mohamed Carwo oo dhawaan geeriyooday. Kadibna Ahmed oo jooga magaalada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xaraaradda siyaasadda Somaliland oo aad u kacsan, guddoomiye Cirro oo xoogga...

Awdalpress – Hargeysa – Muran Siyaasadeed  oo culayskiisa iyo baaxaddiisa leh ayaa ka curtay magaalooyinka waaweyn ee Somaliland. Kacdoon shacabka ah ayaana laga cabsi qabaa in uu is qabsado min darif...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SHEEKO: Dadka waan ka horreynaaye suga waa la inna soo gaadhiye.

Sheekadan ka faa’iidayso.   KAFTAN aan hor marsadee…..waxan ka soo jeedaa degaan ay dadkiisu neceb yihiin qabyaaladda. Dadka ku dhaqmana aad u neceb. Sababta ay u neceb yihiin markaan u gunda degeyna...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

BOOBE Y DUCAALE : Warsaxaafadeed uu maanta jeediyey, Muxuu ka yidhi duufaanta...

Awdalpress – Hargeysa – Boobe Yuusuf Ducaale waa aftahan, qoraa aad looga daba dhacay waxa uu yidhaa, waxna laga waydiiyo siyaasadda Somaliland. Ducaale waxa uu ka dhashay qoys siyaasadda caan ku ahaa...

View Article
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live