Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo: Jaamacada Camuud Oo Kulan U Qabatay Ardayda Cusub Ee Sanadkan Soo...

Daawo: Jaamacada Camuud Oo Kulan U Qabatay Ardayda Cusub Ee Sanadkan Soo Galaysa Jaamacada Oo Ah Ardaydii Ugu Tirada Badneyd..

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwaynaha DDSI Oo Kulan Casho-Sharaf U Sameeyay Ardayda U Dhalatay DDSI Ee...

 Bangkok (Awdalpress) 20.Nov.2014,– Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa maalintii Jimcaha ee lasoo dhaafay u ambabaxay dhinaca wadamo katirsan qaarada Aasiya kuwaas oo uu madaxwaynuhu u...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jawaari: Ma Qaban Doonno Mooshin Rabshad Wata

Muqdisho(Awdalpress) 20.Nov.2014 Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa sheegay in uusan qabsoomi doonin mooshin ka dhan ah raysul wasaare...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo: Xisbiga Kulmiye Oo Xaflad Lagu Soo Noolaynayo Taageerada Xisbiga Ku...

Boorama(Awdalpress) 20.Nov.2014–Xukuumada Talada haysa ayaa maanta soo qaban qaabisay Xaflad Boodhka looga jafayo isla markaasina lagu soo noolaynayo taageerada ay ku leedahay Xarunta Gobolka Awdal ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qasri Loo Dhisayo Ugaaska Gadabuursi Oo Maanta La Dhagax Dhigay

Boorama(Awdalpress) 20.Nov.2014–Munaasibad lagu dhagax dhigayey Guri qasri ah oo loo dhisayo Ugaaska Gadabuursi Ugaas Cabdirashiid Ugaas Rooble Ugaas Doodi ayaa Maanta lagu Qabtay Duleedka Magaalada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaanka Ka Tirsan G/wakiilada Somaliland Oo Tolkii Dardaaran U Soo Jeediyey

Hargeysa(Awdalpress) 20.Nov.2014-Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble,oo hore uga tirsanaa laf-dhabarta Xisbiga Kulmiye,haddana ku biiray Xisbiga Waddani,ayaa sheegay in Madaxweyne Axmed Siilaanyo ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

WAR MURTIYEED ka soo baxay shirkii Somalida loogu qabtay dalka Copenhagen.

Awdalpress – Copenhagen – Shirkii lagaga hadlayey waxa ay madaxda Somalidu ugu yeedhaan Hiigsiga Cusub ee Somalia oo lagu qabtay magaalada Copenhagen ee Denmark laga soo saaray war-murtiyeed wadajir...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafdi caalami ah oo ka socda waddammada reer galbeedka iyo kuwo kale oo...

Awdalpress – Hargeysa – Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley wefti balaadhan oo ka socda waddammada reer Galbeedka kuwaas oo u badnaa safiiro. Waxana...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi: ku Socota qoyska reer Sh Axmed Aaden Aqli oo ahaa Imaamyada Magaalada...

INNAA LILAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN ;- Anaga oo ka tiiraanyaysan Geeridii Naxdintalahayd ee ku timid Sh Axmed Aaden Aqli oo ka mid ahaa Culimada degmada Dilla ee G/Awdal, Isla markaana ka mid ahaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

CARRO EDEG

          Arar Edeggu waa qayb ka mid ah xerada xoolaha, waxana si gooni ah loogu xidhaa maqasha si looga ilaaliyo inay irmaanka isku baxsadaan deedna lagu caano beelo halkaasna ay ku qadaan labada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Majaajilliistihii aadka loo xiisay jiray ee Abdi Maxamuud Ilka-Case ayaa...

Allaha u naxariistee waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday majaajaliste, Cabdi Maxamuud (Ilka-case) oo ka mid ahaa majaalilliistayaasha sida weyn caanka ugu ahaa masraxa iyo ruwaayadaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Barnaamijkii Qubaha VOAda oo ay inla socodsiin doonaan Hussein Bare iyo...

Barnaamijka toddobaadlaha ah ee Qubaha loo yaqaan kana baxa idaacadda VOA, oo ay aalaaba innala socodsiiyaan Hussein iyo Falastiin, laguna soo qaato kolba wararka toddobaadkaa ugu xiiso badan, aan wada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo:Waxgaradka Degmada Gabiley Oo Xukuumada Siilaanyo Ku Eedeeyey...

Gabiley(Awdalpress)22.Nov.2014–waxgaradka iyo qaar ka mid masuuliyiintii hore degmada Gabiley ayaa xukuumada uu hogaamiyo Ahmed siilaanyo ku eedeeyey musuqmaasuq iyo wax is dabamarin taasi oo ay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Muqdisho Dib Ugu Soo Laabtay .

Muqdisho(Awdalpress) 22.Nov.2014–Madaxweynaha Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud ayaa Dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu ka qayb galay shirkii Cobenhagen oo lagaga hadlayey arimaha Soomaaliya...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafdi Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Oo Lagu Soo...

Jabuuti(Awdalpress)22.Nov.2014–Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo wafdi Xildhibaanno ah oo uu hogaaminayo ayaa soo gaaray...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Is SEEMAN Road Was Most Quality Road In Borama City?

Road SEEMAN Road was the way of good quality insurance Borama recently, Ahad was officially cut the ribbon on the road SEEMAN Road northeastern city dwellers, road to connect neighborhoods and...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynihii ugu horreeyey Somalia Aden Abdille Osman iyo Madaxweyne Hassan...

Taariikhdu waa ma guurto, waxanan wakhtigan nasiib u hellay in 50 sano ka hor wixii dhacay dib loo daawado. Haddaba inkasta oo aanay wakhtigii Aden Cadde taasi jirin, oo aynaan wada heli karin...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nuxurka Qodobo Guurtida Ku Xallisay Khilaafka G/Wakiilada Somaliland

Hargeysa(Awdalpress)22.Nov.2014—Fadhi ay wada jir u yeeshaan Labada Gole Baarlamaan ee Somaliland Guurtida iyo Wakiilada, ayaa lagaga dhawaaqay xalka murankii siyaasadeed ee ka dhexeeyay Golaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxay Ka Yidhaahdeen Gudoomiyaha G/Wakiilada iyo Ku Xigeenkiisu Xalka...

Hargeysa(Awdalpress)22.Nov.2014–Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Cabdiraxmaan Cirro iyo ku xigeenka 1-aad Baashe Maxamed Faarax, oo kala hogaaminayay labada garab ee Wakiiladu u qaybsanaa ayaa markii la...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Al-shabaab Oo Ka Hadashay 28 Qof oo Ay Gudaha Kenya Ku Dishay

Nairobi (Awdalpress)22.Nov.2014—Ururka Al-shabaab ayaa sheegtay Masuuliyada 28 Qof oo lagu dilay Meel u dhaw Xuduudka Kenya iyo Somalia. Dablay ayaa afduubatay Bas ka soo kicitimay Magaalada Mandheera...

View Article
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live