Boorama(Awdalpress) 20.Nov.2014–Munaasibad lagu dhagax dhigayey Guri qasri ah oo loo dhisayo Ugaaska Gadabuursi Ugaas Cabdirashiid Ugaas Rooble Ugaas Doodi ayaa Maanta lagu Qabtay Duleedka Magaalada Boorama ,Waxaana Munaasibadaasi ka soo qayb galay salaadiinta gobolada Galbeedka Somaliland ,maamulka Degmada Boorama iyo bulshada qaybaheeda kala duwan .
DAAWO: