Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Daawo: Xisbiga Kulmiye Oo Xaflad Lagu Soo Noolaynayo Taageerada Xisbiga Ku Qabsaday Boorama

$
0
0

kulmiyeBoorama(Awdalpress) 20.Nov.2014–Xukuumada Talada haysa ayaa maanta soo qaban qaabisay Xaflad Boodhka looga jafayo isla markaasina lagu soo noolaynayo taageerada ay ku leedahay Xarunta Gobolka Awdal ee Boorama halkaasi oo maalmihii ugu dambeeyey ay xisbigayada mucaaradka ahi ku qabsanayeen munaasibado lagu taageerayo xisbiyadooda isla markaasina dhaliilo loogu soo jeedinayo xukuumada talada haysa

Daawo:


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles