Muqdisho(Awdalpress) 24.Nov.2014– iyadoo saaka markii saddexaad la hor keenay Golaha Baarlamaanka Somalia Mooshin ka dhan ah Ra’isal Wasaaraha Somalia, ayaa Mudaneyaasha diidan Mooshinku is hor tubeen Gudoomiyaha islamarkaana Qaylo Ooda kaga qaadeen .
Halkan ka Daawo: