Dr. M Allabari oo si weyn uga hadla Somaliland iyo maamulkeeda ayaa waxa waraysi uu bixyey usbuucan laga daawaday TVyada iyo shabakadaha qaar, waxase ka cadhoodhay badhasaabka gobolka Sanaag , oo si xag jirnimo ugu jawaabay, waxana uu aad ugu gafay sharafta Dr. Allabari oo ra’yigiisa oo nadiif ah uun sheegay. Dad badan ayaana la yaabay sababta Ramaax ku kalliftay in uu caytamo, in uu qabyaaladda uu Allabari ka hadlay u difaaco si cunfi ah.
Bal si aad uga dharagto waraysiga iyo jawaab celinta Badhasaabka halkan ka daawada:
Awdalpress





